Day: July 15, 2021
-
England
Markus Babbel oo ka hadlay fursada ay Liverpool u heysato inay ku guuleysato Premier League xilli ciyaareedka soo socda
(Liverpool) 15 Luulyo 2021. Halyeeyga Liverpool Markus Babbel ayaa aaminsan in Reds ay fursad weyn u heysato hanashada horyaalka Premier…
Read More » -
Spain
Antoine Griezmann oo laga dhex waayey xiddigaha Barcelona ee soo bandhigay Maaliyadda Martida… (Miyuu kooxda ka tagayaa?)
(Barcelona) 15 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa shaacisay maaliyaddeeda martida oo ay ku ciyaari doonto fasal ciyaareedka cusub…
Read More » -
Holland
RASMI: Arjen Robben oo markiisii labaad ku dhawaaqay inuu ka fariistay kubadda cagta
(Groningen) 15 Luulyo 2021. Arjen Robben ayaa markiisii labaad ku dhawaaqay inuu isaga fariistay gabi ahaanba ciyaarista kubadda cagta. Xiddigii xulka…
Read More » -
England
Liverpool oo aad ugu dhow inay Arsenal ku garaacdo saxiixa xiddig Portuguese ah
(Liverpool) 15 Luulyo 2021. Wararkii ugu dambeeyay ee dhanka suuqa kala iibsiga ayaa sheegaya in kooxda Liverpool ay ku dhowdahay saxiixa…
Read More » -
England
Paul Pogba oo aad ugu dhow inuu baahiyo go’aanka mustaqbalkiisa… (Miyuu ka tagayaa Manchester United?)
(Manchester) 15 Luulyo 2021. Xiddiga khadka dhexe kaga ciyaara naadiga Manchester United ee Paul Pogba ayaa lagu soo warramayaa inuu aad…
Read More » -
England
Manchester City oo bartilmaameedkeeda u weecisay weeraryahan kale oo tayo badan… (Sidee ayuu saxiixiisa kaga fudud yahay midka Harry Kane?)
(Manchester) 15 Luulyo 2021. Naadiga Manchester City ayaa illaa iyo haatan raadineysa saxiixeedii ugu horreeyay ee suuqa xagaagan iyadoo bartilmaameedsaneysa…
Read More » -
England
Manchester United oo isha la raaceysa difaac ka tirsan naadiga Juventus
(Manchester) 15 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa wali baadi goob ugu jirta saxiixa difaac dhexe waxayna haatan…
Read More » -
England
Paolo Maldini oo xaqiijiyay xilliga ay kooxda AC Milan dhammeystireyso saxiixa Olivier Giroud
(Milan) 15 Luulyo 2021. Weeraryahanka kooxda Chelsea ee Olivier Giroud ayaa si aad ah ugu dhow ku biirista naadiga AC…
Read More »