Day: July 14, 2021
-
France
RASMI: Paris Saint-Germain oo ku dhawaaqday saxiixa goolhayaha reer Talyaani ee Gianluigi Donnarumma
(Paris) 14 Luulyo 2021. Kooxda reer France ee Paris Saint-Germain ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa goolhayaha reer Talyaani ee…
Read More » -
England
Juventus oo jawaab ka bixisay dalabkii Chelsea ee waalida ahaa si ay u iibsato Federico Chiesa
(Turin) 14 Luulyo 2021. Wararka soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in Chelsea dalab 100 million euros ah ka gudbisay xiddiga…
Read More » -
England
Maamulka kooxda Liverpool oo diyaar u ah inay bangiga u jabiyaan badelka Georginio Wijnaldum
(Liverpool) 14 Luulyo 2021. Suuqa kala iibsiga ayaa marba marka ka dambeysa sii shidmi doona kaddib dhammaadka Koobkii Qaramada Qaarada Yurub…
Read More » -
Spain
Lionel Messi oo ogolaaday inuu dhimo kala bar Mushaharkiisa, shan sano oo uu saxiixayo & Xilliga ay Barcelona ku dhawaaqi doonto
(Barcelona) 14 Luulyo 2021. Lionel Messi ayaa aqbalay inuu dhimo 50% mushaharkiisa si uu qalinka ugu duugo heshiiska cusub ee…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Maxay tahay sirta ku duugan funaanadda lambarka 4-aad ee tan iyo markii uu garoommada soo galay uu ku ciyaaro Sergio Ramos?
(Paris) 14 Luulyo 2021. Waxa aan warbixintan ku faah-faahin doonaa, maxay tahay sirta ku duugan funaanadda lambarka 4-aad ee tan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Jariiradda Mundo deportivo oo shaacisay Xiddigaha sanadkan Lionel Messi kula tartami doona abaal-marinta Ballon d’Or
(Barcelona) 14 Luulyo 2021. Saxaafadda waddanka Spain ayaa shaacisay xiddigaha u sharraxan abaalmarinta kubadda dahabka ee xilli ciyaareedkan, iyadoo la…
Read More » -
Ameerika
Maxay tahay sababta uu Madaxweynaha Argentina ku diiday inuu la kulmo Lionel Messi iyo Saaxiibadiisa xulka, iyagoo weliba ku guuleystay Copa America?
(Buenos Aires) 14 Luulyo 2021. Warbixintan waxa aynu ku eegi doonnaa sababtii uu Madaxweynaha waddanka Argentina ee Alberto Fernandez ku…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Shirkadda Puma oo soo bandhigtay maaliyadda Manchester City ee kulammada guriga xilli ciyaareedka & xusuusta ugu weyn Sergio Aguero oo funaanadda lagu xardhay… +(Sawirro)
(Manchester) 14 Luulyo 2021. Shirkadda labiska u sameysa naadiga Manchester City ee Puma ayaa soo bandhigtay maaliyadda kooxdan ay ku ciyaari…
Read More » -
France
Sergio Ramos oo shaaciyay ciyaaryahanka ka caawiyay inuu PSG ku biiro… (Ma’ahan xiddig ay isla soo ciyaareen)
(Paris) 14 Luulyo 2021. Tan iyo markii la xaqiijiyay inuu Sergio Ramos ka tagayo kooxda Real Madrid bartimhii bishii June, waxaa…
Read More » -
England
Marcus Rashford oo walaac ku abuuray Manchester United isagoo garoommada ka maqnaan kara ilaa bisha October
(Manchester) 14 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa xilli ciyaareedka soo aaddan bilawgiisa wajihi doonta walaac ku aaddan inay…
Read More »