Day: July 13, 2021
-
Champ' League
“Ma jiro qof iga koobab badan xilli ciyaareedkan” – Jorginho oo ka hadlay Abaal-marinta Ballon d’Or
(Yurub) 13 Luulyo 2021. Taageerayaal badan oo Talyaani ah ayaa dalbaday in xiddiga Azzurri ee Jorginho la siiyo abaal-marinta xiisaha…
Read More » -
France
Muxuu Ramos ka yiri wararka Mbappé la xiriirinaya inuu ku biirayo kooxda Real Madrid??
(Paris) 13 Luulyo 2021. Daafaca cusub kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Sergio Ramos, ayaa diiday fikradda ah in Kylian…
Read More » -
France
Sergio Ramos oo cadeeyay… (Miyuu u dabaal-degi doonaa haddii uu gool ka dhaliyo Real Madrid?)
(Paris) 13 Luulyo 2021. Daafaca cusub kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Sergio Ramos, ayaa sheegay inuusan dabaal-degi doonin haddii uu…
Read More » -
Ameerika
RASMI: Xiriirka CONMEBOL oo shaaciyay 11-kii laacib ee ugu wanaagsanaa tartanka Copa America
(America) 13 Luulyo 2021. Xiriirka kubadda cagta CONMEBOL ayaa shaaciyey shaxda ama 11-kii ciyaaryahan ee ugu fiicnaa tartanka Copa America…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Haweeney shaqada looga eryay markii ay xaadirtay kulan uu ciyaarayay xulka England Koobkii Euro 2020 & Sababtii keentay arrintaasi?
(London) 13 Luulyo 2021. Qisadan cajiibka ah ee ka dhacday tartankii Qarammada Yurub ee dhowaan la soo geba-gebeeyay, waxaana Haweeneydani…
Read More » -
England
LAYAAB: Taageere Ingiriis ah oo 7 sano ka hor saadaaliyey natiijada ciyaartii Final-ka ee EURO 2020.. (Sixiroole miyaa?)
(London) 13 Luulyo 2021. Taageere Ingiriis ah ayaa 7 sanadood ka hor saadaaliyay in xilalka Ingiriiska iyo Talyaaniga ay isaga…
Read More » -
England
“In canug yar qoorta loo suro masiirka Waddan dhan waa arrin xad dhaaf ah” – Jose Mourinho oo ka hadlay rigooradii laga qabtay Bukayo Saka
(London) 13 Luulyo 2021. Tababaraha reer Portugal eehaatan layliya kooxda Roma ee Waddanka Talyaaniga ee Jose Mourinho ayaa wax la…
Read More » -
Euro 2016
Zlatan Ibrahimovic oo sheegay inuu isagu lahaa abaalka in Xulka Talyaanigu ku guuleysto Koobka Qarammda Yurub sanadkan!
(Milan) 13 Luulyo 2021. Weeraryahanka kooxda AC Milan ee waddanka Talyaaniga, Zlatan Ibrahimovic ayaa sheegtay inuu isagu lahaa abaalka in…
Read More » -
England
RASMI: Xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA oo shaacisay 11-kii laacib ee ugu wanaagsanaa tartanka EURO 2020… (Jorginho & Sterling oo hoggaaminaya)
(Yurub) 13 Luulyo 2021. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqday shaxda ama 11-kii xiddig ee ugu…
Read More » -
England
Waa immisa lacagta uu ciyaaryahan walba oo xulka Taliyaaniga ka tirsan ka helayo ku guuleysiga tartanka Euro 2020?
(Rome) 13 Luulyo 2021. Koobka EURO 2020 ayaa laga dajiyey Magaalada Roma ee caasimadda dalka Talyaaniga, kaddib markii xulka Azzuri…
Read More »