Day: July 12, 2021
-
England
Xiriirka FA-ga Ingiriiska oo si adag ugu jawaabay taageerayaashii xoog ku galay garoonka Wembley
(London) 12 Luulyo 2021. Xiriirka kubadda cagta Ingiriiska ee FA-ga ayaa balan qaaday inay ciqaabi doonaan dhamaan taageerayaashii ku soo xoomay…
Read More » -
Spain
Joan Laporta oo fariin cad u diray ciyaartoyda Barcelona kahor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub
(Barcelona) 12 Luulyo 2021. Madaxweynaha kooxda Barcelona ee Joan Laporta ayaa fariin cad u diray qolka labiska kooxda koowaad kahor…
Read More » -
Ameerika
Talyaaniga oo guuldarro la’aan ah 34 kulan oo xiriir ah, labada xul ee ka sarreeya & Shanta Xul ee ugu unbeaten-ka badan oo aan idinla wadaagi doonno
(Rome) 12 Luulyo 2021. Xulka qaranka Talyaaniga ayaa guuldarro la’aan ah 34 kulan oo xiriir ah, waxaana uu xalay ku guuleystay…
Read More » -
Horyaallada
SAWIRRO: Barcelona iyo Maalintii ugu horreysay tababarka isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub… (Yaa weli ka maqan tababarka?)
(Barcelona) 12 Luulyo 2021. Kooxda kubadad cagta Barcelona ee ka dhisan dalka Spain ayaa dib ugu soo laabatay maanta oo Isniin…
Read More » -
England
Aqriso lacagaha ay heleen xulalka ka qayb galay EURO 2020… (lacagta kasoo qayb galka lagu helay, tan guusha guruubyada lagu qaatay iyo lacagaha wareegyada kale + xulka lacagaha ugu badan helay)
(Yurub) 12 Luulyo 2021. Marka laga soo tago biladaha fiinaalka iyo xulka tartanka ku guuleystay oo la siiyo koob, waxaa sidoo…
Read More » -
England
Laga bilaabo ciyaartii koowaad ee wareegga guruubyada illaa fiinaalka, waa kuwee xiddigaha loo doortay laacibka garoonka intii uu socday EURO 2020?
(Yurub) 12 Luulyo 2021. Tartanka qarammada Yurub ee EURO 2020 ayaa kusoo dhammaaday qaab qurux badan, waxaana horyaalnimada xulalka Yurub noqday…
Read More » -
England
Sidee ayay noqotay shaxda kooxda tartanka EURO 2020?… (Yaa kusoo baxay kooxdan?)
(London) 12 Luulyo 2021. Magaalada London ayaa sagootisay xagaagii quruxda badnaa ee xulalka qaaradda Yurub ku loollameen tartanka EURO 2020 kaasoo…
Read More » -
Euro 2016
Pedri oo ku guuleystay da’yarka ugu wanaagsan tartanka EURO 2020… (Aqriso xiliga lasoo bilaabay abaal-marintan iyo shardiga lagu xukminayo da’yarka)
(London) 12 Luulyo 2021. Xiddiga khadka dhexe kaga ciyaara xulka qaranka Spain ee Pedri ayaa loo doortay da’yarkii ugu wanaagsanaa tartanka…
Read More » -
Euro 2016
Cristiano Ronaldo oo markii ugu horreysay ku guuleystay gooldhalinta tartanka EURO 2020… (Yaa hore ugu guuleystay abaal-marintan?)
(London) 12 Luulyo 2021. Kaddib markii uu xalay soo dhammaaday tartankii EURO 2020, waxaa abaal-marinnadii la bixiyay ka mid ahaa xiddiga…
Read More » -
Euro 2016
Gianluigi Donnarumma oo ku guuleystay xiddiga ugu wanaagsan tartanka EURO 2020… (Ka bogo Zidane, Iniesta iyo xiddigihii hore ugu guuleystay abaal-marinta laacibka tartanka EURO)
(London) 12 Luulyo 2021. Xulka qaranka dalka Taliyaaniga ayaa xalay ciyaartii ugu dambeysay tartanka Euro 2020 ka adkaaday xulka England isagoo…
Read More »