Day: July 11, 2021
-
England
Xulka Qaranka Italy oo loo caleemo saaray Koobka EURO 2020 kaddib markii uu rigoorayaal kaga guulestay England… +SAWIRRO
(London) 12 Luulyo 2021. Xulka Qaranka Italy ayaa ku guulestay Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2020 kaddib markii uu guul kaga…
Read More » -
England
Maxaa ka soo kordhay heshiiska ay kooxda Chelsea ku dooneyso Erling Haaland?
(London) 11 Luulyo 2021. Borussia Dortmund ayaa jartay wadada kooxda Chelsea ay dooneysay inay kula saxiixato weeraryahanka reer Norway ee…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo go’aan ka gaartay saxiixa Weeraryahanka Tottenham Hotspur ee Harry Kane… (Miyey la soo wareegayaan xagaagan?)
(Manchester) 11 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay go’aansatay inaysan wax heshiis ah la gaarin…
Read More » -
England
Italy vs England: Labada xul oo caawa kulmaya markoodii 28-aad, Yaa inta ugu badan adkaaday kulammadii hore ka hor kulankooda Final-ka ee EURO 2020?
(London) 11 Luulyo 2021. Xulalka Talyaaniga iyo Ingiriiska ayaa caawa ku ballansan final-ka tartanka koobka qarammada qaaradda Yurub ee EURO 2020,…
Read More » -
Horyaallada
Kabtanka beddelay Sergio Ramos oo rumeysan in Kooxda Real Madrid ay dib u soo celin doonto ku guuleysiga Koobabka
(Madrid) 11 Luulyo 2021. Real Madrid ayaa soo martay xilli adag xilli ciyaareedkii 2020-21, waxaana bixitaankii Sergio Ramos ay wadada…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Cristiano Ronaldo oo markii ugu horreysay huteel uu leeyahay ka furay meel ka baxsan Yurub… (Magaca huteelka, halka uu ku yaalo, qiimaha lagu seexanayo & adeegyada la baahiyay ee laga heli doono)
(Turin) 11 Luulyo 2021. Laacibka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa furay huteel kale, markanse waxa uu ganacsigiisa u gaarsiiyay meel…
Read More » -
Spain
Barcelona oo ku dhow inay qandaraas cusub ka saxiixato Messi, arrinta u fududeysay saxiixiisa iyo lacagta uu haatan khasaaro maalin walba
(Barcelona) 11 Luulyo 2021. Wararka ka imaanaya dalka Spain ayaa sheegaya inay Barcelona talaabo usii qaadday dhammeystirka heshiis cusbooneysiinta Lionel Messi.…
Read More » -
England
Horudhac: Italy vs England… (Xog iyo xaqiiqo walba oo aad uga baahan tahay ciyaarta caawa)
(London) 11 Luulyo 2021. Xulalka kubadda cagta Italy iyo England ayaa caawa isku arki doona fiinaalka tartanka Euro 2020 iyadoo midkood…
Read More » -
Ameerika
Xulka Argentina oo ku guuleystay Copa America 2021… (Ilmadii Messi & Neymar, dhaawacii uu ku ciyaaray La Pulga iyo abaal-marinnadii uu qaaday dhammaadkii tartanka)
(Brazil) 11 Luulyo 2021. Saacadihii dambe ee xalay waxaa bilawday kulankii fiinaalka Copa America 2021 ee u dhexeeyay xulalka Argentina iyo…
Read More »