Day: July 10, 2021
-
England
Andrea Pirlo oo ka hadlay kulan la wada sugayo ee final-ka Euro 2020… (Muxuu ka yiri Harry Kane?)
(London) 10 Luulyo 2021. Halyeeyga xulka qaranka talyaaniga ee Andrea Pirlo ayaa wuxuu carabka ku adkeeyay sida uu u adag yahay…
Read More » -
Ameerika
“Messi wuxuu sii ahaan doonaa kan ugu fiican taariikhda, ha guuleysto ama ha guuldarreysto” – Tababaraha Argentina
(Brazil) 10 Luulyo 2021. Tababaraha xulka qaranka Argentina ee Lionel Scaloni ayaa sheegay in xulkiisu uu soo gali doono kulanka Brazil…
Read More » -
France
Miyuu Karim Benzema ka tagayaa Kooxda Real Madrid haddii uu yimaado Kylian Mbappe?
(Madrid) 10 Luulyo 2021. Waxaa soo baxay warbixin ka hadlaysa Karim Benzema iyo Kylian Mbappe & haddii ay wada joogi…
Read More » -
England
Kurt Zouma oo ku dhow inuu xagaagan isaga tago Kooxda Chelsea
(London) 10 Luulyo 2021. Kurt Zouma ayaa la soo warinayaa inuu ku dhow yahay inuu isaga tago kooxdiisa Chelsea xagaagan.…
Read More » -
England
Phil Foden oo laga saaray Tababarka xulka qaranka England hal maalin uun ka hor Final-ka EURO 2020
(London) 10 Luulyo 2021. Phil Foden ayaa laga saaray tababarka furan ee Xulka qaranka England hal maalin uun ka hor…
Read More » -
England
Xiddigii hore ee Kooxda Arsenal, Paul Mariner oo geeriyooday… (Maxaa ku dhacay?)
(London) 10 Luulyo 2021. Halyeygii kooxda kubadda cagta Arsenal ee Paul Mariner ayaa la shaaciyey inuu geeriyooday. Weeraryahankii hore ee…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Arsenal oo dhammaystirtay saxiixeedii ugu horreeyey xagaaga… (Lambarkee ayuu u xiran doonaa?)
(London) 10 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa dhammaystirtay saxiixeedii ugu horreeyey xagaaga, waxaana la xaqiijiyey sidoo kale lambarka…
Read More » -
Euro 2016
Muxuu Madaxwenaha xiriirka UEFA ka yiri in tartanka EURO markale lagu qabto dhowr dal oo kala duwan sida Euro 2020 oo kale?
(Nyon) 10 Luulyo 2021. Madaxweynaha xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee Aleksander Ceferin ayaa ka hadlay natiijada ka dhalatay in tartanka…
Read More » -
Spain
Barcelona iyo Atletico Madrid oo ka fikiraya inay is dhaafsadaan laba xiddig & Griezmann oo qayb ka ah heshiiska la qorsheynayo
(Spain) 10 Luulyo 2021. Wararka ka imaanaya dalka Spain ayaa sheegaya inay kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid qorsheynayaan inay ka wada…
Read More » -
England
Arsenal oo qandaraas u bandhigtay xiddig ka tirsan naadiga Wolves
(London) 10 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa wali baadi goob ugu jirta saxiixa xiddig khadka dhexe ka ciyaara, waxaana…
Read More »