Day: July 9, 2021
-
Spain
“Bixitaanka Messi kaliya ma dhaawici doonto Barcelona” – Ronald Koeman
(Barcelona) 09 Luulyo 2021. Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa carabka ku adkeeyay baahida loo qabo in qandaraaska loo cusbooneysiiyo Lionel…
Read More » -
England
Taageerayaasha Liverpool oo helaya war aad u wanaagsan kahor kulammada isku diyaarinta ee xilli ciyaareedka cusub 2021/2022
(Liverpool) 09 Luulyo 2021. Liverpool ayaa ku dhawaaqday liiska xiddigaha loogu yeeray inay ka qeybqaataan isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub ee…
Read More » -
Ameerika
Neymar oo si kulul ula hadlay taageerayaasha Lionel Messi kahor final-ka Brazil iyo Argentina
(Brazil) 09 Luulyo 2021. Xiddiga kooxda Paris Saint-Germain iyo xulka qaranka Brazil ee Neymar Jr ayaa si adag ugu jawaabay qaar…
Read More » -
England
Liverpool oo ku dhow inay ku xoojiso safkeeda kooxda xiddig ka tirsan Atletico Madrid
(Liverpool) 09 Luulyo 2021. Maamulka Liverpool ayaa raadinaya inta lagu jiro mudada soo socota in la xoojiyo safka kooxda inta lagu…
Read More » -
Ameerika
“Waan ixtiraamayaa Messi… laakiin Argentina kuma tiirsana kaligiis!” – Casemiro
(Brazil) 09 Luulyo 2021. Xiddiga xulka qaranka Brazil ee Casemiro ayaa muujiyay ixtiraam weyn ee uu u hayo kabtanka xulka qaranka…
Read More » -
Italy
Gary Neville oo England siiyay qorsho ay kaga guuleysan karaan Italy kulanka final-ka ee Koobka Euro 2020
(London) 09 Luulyo 2021. Halyeeyga kooxda Manchester United iyo xulka qaranka England ee Gary Neville ayaa seddexda libaax siiyay qorsho…
Read More » -
Spain
Javier Tebas oo ka nixiyay taageerayaasha Barcelona kaddib markii uu ka hadlay mustaqbalka Lionel Messi
(Madrid) 09 Luulyo 2021. Madaxweynaha horyaalka La Liga ee Javier Tebas ayaa ka nixiyay taageerayaasha Barcelona, kaddib markii uu ka hadlay…
Read More »