RASMI: Liverpool oo soo bandhigtay maaliyaddeeda kulammada bannaanka ee xilli ciyaareedka 2021-22…+(Lambarka uu xiran doono Ibrahima Konate)

(Liverpool) 08 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa si rasmi ah usoo bandhigtay maaliyadda ay ku ciyaareyso xilli ciyaareedka soo socda kulammada bannaanka.

Xiddigaha kala ah Trent Alexander-Arnold, Alex Oxlade-Chamberlain iyo Roberto Firmino ayaa kasoo muuqday muuqaalka ay soo bandhigtay Reds ee maaliyadda caddaanka ah ee kuleetiga cagaaran taasoo halkan hoose ka muuqata.

Latest Kits news and reports from This Is Anfield

Dhinaca kale, Liverpool ayaa shaacisay in saxiixeeda cusub ee Ibrahima Konate uu xiran doono lambarka shanaad ee maaliyaddeeda, waxaana xiddigan uu sidoo kale qayb ka ahaa xiddigihii kasoo muuqday soo bandhigista maaliyaddan.

Haddaba halkan hoose ka eeg sawirrada maaliyadda kulammada bannaanka ee naadiga Reds ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka dambe ee 2021-22:

Liverpool unveil away kit for the 2021-22 season which is 'crafted in stone  and celebrated in style' - Saty Obchod News

Liverpool unveil new Nike away kit for 2021/22 season - Liverpool Echo

Liverpool unveil away kit for 2021/22 season

Photo) Liverpool unveil official 2021-22 away kit

Liverpool - m.shootjerseys.store

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close