Day: July 8, 2021
-
England
Wakiilka Jorginho oo si dadban fariin digniin ah ugu diray kooxda Chelsea
(London) 08 Luulyo 2021. Wakiilka ciyaaryahanka khadka dhexe ee xulka qaranka Talyaaniga iyo kooxda Chelsea Jorginho, ayaa ugu digay naadiga reer…
Read More » -
Spain
Kooxda Real Madrid oo heshiis cusub ka saxiixatay mid ka mid ah xiddigaheeda… (Imise sano ayuu qalinka ku duugay?)
(Madrid) 08 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa heshiiska u kordhisay ciyaaryahankeeda Nacho Fernandez. Nacho ayaa heshiiskan cusub…
Read More » -
England
Xiriirka UEFA oo xulka qaranka England u heysta labo fal-dambiyeed oo waaweyn kuwaasoo dhacay kulankii Denmark
(Nyon) 08 Luulyo 2021. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa kusoo eeday taageerayaasha xulka qaranka England labo kiis oo…
Read More » -
England
Xulka England oo rigoore muran badan dhalisay ku gaaray Final-ka EURO 2020… (Labo kubbadood oo garoonka ku jirtay & Arsene Wenger oo…)
(London) 08 Luulyo 2021. Xulka qaranka England ayaa la soo warinayaa inuu ku soo baxay xalay Rigoore muran badan dhalisay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
RASMI: Liverpool oo soo bandhigtay maaliyaddeeda kulammada bannaanka ee xilli ciyaareedka 2021-22…+(Lambarka uu xiran doono Ibrahima Konate)
(Liverpool) 08 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa si rasmi ah usoo bandhigtay maaliyadda ay ku ciyaareyso xilli ciyaareedka soo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Waa kuma weeraryahanka ka tirsan Barcelona ee Lionel Messi kula jira diiwaanka xiddigaha ugu taajirsan isboortiga…(Ganacsiyada uu leeyahay iyo sirta taajirnimadiisa)
(Barcelona) 08 Luulyo 2021. Majaladda caanka ah ee Forbes taasoo ka faaloota dhaqaalaha isboortiga noocyadiisa kala duwan ayaa dhowaan soo saartay…
Read More » -
England
Sergej Milinkovic-Savic oo markale xiiso ka helaya kooxaha ugu waaweyn Premier League iyo naadiga dooneysa saxiixiisa oo la xiriirtay Lazio
(England) 08 Luulyo 2021. Xiddiga khadka dhexe kaga ciyaara naadiga Lazio ee Sergej Milinkovic-Savic ayaa dib u helaya xiisaha qaar ka mid…
Read More » -
England
Arsenal oo dhaq-dhaqaaq wanaagsan ka sameyneysa suuqa kala iibsiga iyadoo dalab ka gudbisay Aouar, kuna soo biirtay doonista xiddig Barcelona u ciyaara
(London) 08 Luulyo 2021. Kooxda Arsenal ayaa ugu dambeyn xiisihii ay u muujineysay xiddiga kooxda Lyon ee Houssem Aouar u rogtay ka…
Read More » -
England
Kaddib Manchester United, naadi kale oo ka dhisan Ingiriiska oo kusoo biirtay loollanka loogu jiro saxiixa Camavinga
(England) 08 Luulyo 2021. Waxaa sii kordhaya hardanka loogu jiro saxiixa xiddiga khadka dhexe kaga ciyaara naadiga Rennes ee Eduardo Camavinga iyadoo…
Read More » -
England
Chelsea oo dalab rikoor ah u diyaarisay Borussia Dortmund kaasoo ku aaddan saxiixa Haaland…(& Fursad qaali ah oo ka hoos baxeysa Blues)
(London) 08 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa haatan lagu soo warramayaa inay diyaarisay dalab qiimo ahaan rikoor u sameyn…
Read More »