Day: July 7, 2021
-
England
Xulka qaranka England oo balan kaga sameystay Italy kulanka finalka koobka EURO 2020 kaddib markii uu ka adkaaday Denmark… +SAWIRRO
(London) 08 Luulyo 2021. Xulka qaranka England ayaa balan kaga sameystay dhigiisa Italy kulanka finalka Koobka Qaramada Qaarada Yurub ee EURO…
Read More » -
France
RASMI: Paris Saint-Germain oo ku dhawaaqday inay dhameystirtay heshiiska Sergio Ramos
(Paris) 07 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay dhameystirtay heshiiska daafaca reer Spain…
Read More » -
Ameerika
“Messi ayaa ka fiican Neymar” – Halyeey reer Brazil ah
(Brazil) 07 Luulyo 2021. Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa isku diyaarinaya inuu kahor yimiido saaxiibkiis hore ee Neymar…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Guardiola wararka Manchester City la xiriirinaya Harry Kane iyo Erling Haaland?
(Manchester) 07 Luulyo 2021. Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa sheegay in kooxdiisa aysan la soo saxiixan karin weeraryahan…
Read More » -
Suuqa
RASMI: Mario Balotelli oo ku biiray Koox ka dhisan dalka Turkiga
(Adana) 07 Luulyo 2021. Weeraryahan Mario Balotelli ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda Adana Demirspor ee ka dhisan dalka…
Read More » -
Ameerika
Tababaraha xulka Argentina oo ka hadlay kulanka ay ku wajahayaan Brazil final-ka Copa America
(Brazil) 07 Luulyo 2021. Tababaraha xulka qaranka Argentina ee Lionel Scaloni ayaa sheegay in dalkiisa u qalmay inuu u soo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Jose Mourinho oo markale soo jeediyay dareenka warbaahinta isagoo xerada tababarka ku yimid Mooto Vespa…+ (SAWIRRO)
(Rome) 07 Luulyo 2021. Tababaraha u magacaaban kooxda AS Roma ee Jose Mourinho ayaa soo jeediyay dareenka warbaahinta dalka Taliyaaniga kaddib…
Read More » -
France
Sergio Ramos oo tijaabada caafimaadka u maray Paris Saint-Germain…(Maxaa ka harsan in si rasmi ah uu u noqdo xiddig ka tirsan PSG?)
(Paris) 07 Luulyo 2021. Wararkii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga xiddiga qaaradda Yurub ayaa sheegaya in Sergio Ramos uu ka…
Read More » -
England
Waa kuma xiddiga ay Chelsea dooneyso inay weerarka ku xoojiso haddii ay ku fashilanto saxiixa Haaland?
(London) 07 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa wali baadi goob ugu jirta xiddig ka ciyaara weerarka dhexe kaddib bandhiggii…
Read More » -
England
Jurgen Klopp oo maamulka Liverpool ka dalbaday saxiixyada saddex xiddig si uu ugu tartammo hanashada EPL
(Liverpool) 07 Luulyo 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa maamulka kooxdiisa ka dalbaday saxiixyo hor leh inay…
Read More »