Day: July 6, 2021
-
Italy
Xulka Italy oo iska xaadiriyay finalka Koobka Euro 2020 kaddib markii rigoorayaal uu kaga soo gudbay Spain… +SAWIRRO
(London) 07 Luulyo 2021. Xulka Italy ayaa iska xaadiriyay finalka Koobka Euro 2020 kaddib markii rigoorayaal 4-2 uu kaga soo gudbay…
Read More » -
England
Rio Ferdinand oo kashifay sir xiiso badan oo ku saabsan xiddiga Liverpool ee Thiago Alcântara
(Manchester) 06 Luulyo 2021. Halyeeyga Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa kashifay sir xiiso badan oo ku saabsan xiddiga Liverpool Thiago…
Read More » -
England
Xiddig hore kooxda Manchester United ah oo fariin adag u diray Paul Pogba
(Manchester) 06 Luulyo 2021. Xiddigii hore Manchester United ee Paul Ince ayaa sheegay in Paul Pogba ay tahay inuu qandaraas waqti…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Booliska Talyaaniga oo u yeeray xiddiga Kooxda Roma ee Stephan El Shaarawy kaddib markii uu garaacay Tuug doonayay inuu xado Baabuurkiisa Lamborghini-ga ah!
(Rome) 06 Luulyo 2021. Waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa warbixin idinka yaabin doonta, taasoo ku saabsan xiddiga kooxda Roma ee…
Read More » -
England
RASMI: Matteo Guendouzi oo ka tagay Arsenal kuna biiray Koox ka dhisan Faransiiska
(London) 06 Luulyo 2021. Matteo Guendouzi ayaa ka tagay kooxda kubadda cagta Arsenal, waxaana uu ku biiray naadiga reer France ee Marseille.…
Read More » -
England
Liverpool oo kooxda Real Madrid ka af-duubanaysa Kylian Mbappe & Reds oo haatan ku horreysa saxiixa xiddigan reer France
(Liverpool) 06 Luulyo 2021. Liverpool ayaa lagu soo warramayaa inay kala wareegtay Real Madrid kooxda ugu cad-cad saxiixa Weeraryahanka Paris…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo rajaynaysa inay 75 milyan oo gini ku dhammaystirto saxiixyada labo xiddig maalmaha soo aaddan
(Manchester) 06 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay rajaynayso inay 75 milyan oo gini…
Read More » -
Euro 2016
WARBIXIN: Gacmo gashiga sixirka ah ee uu sito Goolhaye Donnarumma ee xulka Talyaaniga u diray Semi-finalka EURO 2020
(Yurub) 06 Luulyo 2021. Warbixintaan waxa ay ku saabsan tahay Gloves-ka ama gacma gashiga cajiibka ah ee uu aaminay goolhayaha xulka…
Read More » -
England
Alexandre Lacazette oo hoggaaminaya saddex xiddig oo ay Kooxda Arsenal diyaar u tahay inay iska dirto Suuqaan kala iibsiga
(London) 06 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay diyaar u tahay inay iska dirto saddex ciyaaryahan…
Read More » -
Ameerika
Neymar Jr oo sheegay xulka uu doonayo inuu la ciyaaro fiinaalka Copa America
(Brazil) 06 Luulyo 2021. Xiddiga xulka qaranka Brazil ayaa sheegay inuu sugi la’yahay ciyaarta fiinaalka Copa America isagoo sidoo kale carrabbaabay…
Read More »