Day: July 5, 2021
-
England
Kooxaha reer London oo ku dagaalamaya saxiixa xiddiga Barcelona ee Miralem Pjanić
(London) 05 Luulyo 2021. Waxay u muuqataa inuu soo dhammaanayo safarka khadka dhexe reer Bosnia Miralem Pjanić ee kooxda Barcelona, kaasoo…
Read More » -
Italy
Capello oo uga digay Talyaaniga qaab ciyaareedka Spain kahor kulanka ay ku wada ciyaari doonaan Semi-finalka koobka Euro 2020
(London) 05 Luulyo 2021. Halyeeyga reer Talyaani ee Fabio Capello ayaa digniin adag u diray xiddigaha xulka qaranka Italy ka hor…
Read More » -
Italy
Leonardo Bonucci oo si xiiso leh uga hadlay Álvaro Morata kahor kulanka xulalka Talyaaniga iyo Spain
(London) 05 Luulyo 2021. Daafaca kooxda Juventus iyo xulka qaranka Talyaaniga ee Leonardo Bonucci ayaa si xiiso leh uga hadlay weeraryahanka…
Read More » -
England
Nicolas Anelka oo fariin adag u diray weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé
(Paris) 05 Luulyo 2021. Halyeeyga reer France ee Nicolas Anelka ayaa fariin adag u diray weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian…
Read More » -
France
Kylian Mbappe oo dalab aanan macquul ahayn hordhigay PSG iyo suuro galnimada ay Paris ku weyneyso xiddigan oo sii korortay
(Paris) 05 Luulyo 2021. Mustaqbalka Kylian Mbappe ee kooxda Paris Saint-Germain ayaa lugaha lasii galay hubanti la’aan weyn, waxayna PSG kala…
Read More » -
Spain
“Mahadsanidiin, balse ma mahadsanidiin” – Sidee ayay Umtiti iyo Pjanic uga jawaabeen codsiga Barcelona ee ah inay iska baxaan?
(Barcelona) 05 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa dadaal walba u sameyneysa sidii ay u dhimi lahayd qarashaadka kaga baxa…
Read More » -
England
Real Madrid oo u baacsaneysa saxiixa xiddig ku fashilmay Manchester United
(Madrid) 05 Luulyo 2021. Sida haatan xaaladdu u muuqato, Real Madrid ayaanan sameyn karin saxiixyo waaweyn inkastoo uu jiro lama filaanka,…
Read More » -
France
Goormee ayay PSG dhammeystiri doontaa saxiixyada Sergio Ramos, Achraf Hakimi iyo Gianluigi Donnarumma?
(Paris) 05 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa qarka u saaran inay soo gabagabeyso saxiixyada xiddigaha kala ah Sergio Ramos,…
Read More »