RASMI: Francisco Trincão oo amaah ugu biiray naadiga Wolves

(Barcelona) 04 Luulyo 2021. Xiddiga garabka ka ciyaara ee Francisco Trincão ayaa heshiis amaah ah ugu biiray kooxda Ingiriiska ka dhisan ee Wolves.

Heshiiskan amaahda ah ayaa gaaraya hal sano, waxayna Barcelona diidday inay heshiiska ku darto in kooxda Premier League ka ciyaarta ay si toos ah u iibsato laacibka reer Portugal marka uu dhammeysto heshiiskiisa amaahda ah.

Francisco Trincao reveals his role at Barcelona under Ronald Koeman

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close