Day: July 4, 2021
-
England
Rooney oo sharraxay sababta uu Pogba ugu arko inuu yahay ciyaaryahanka ugu fiican Euro 2020
(Yurub) 04 Luulyo 2021. Halyeeyga Manchester United ee Wayne Rooney ayaa aaminsan in khadka dhexe Red Devils iyo xulka qaranka France…
Read More » -
Italy
César Azpilicueta oo uga digay saaxiibadiis qaranka Spain, halista uu leeyahay xiddig ka tirsan xulka Talyaaniga
(Spain) 04 Luulyo 2021. Ciyaaryahanka kooxda Chelsea iyo xulka Spain ee César Azpilicueta ayaa uga digay saaxiibadiis qaranka, halista uu leeyahay…
Read More » -
Euro 2016
RASMI: Kooxda Bayern Munich oo ku dhawaaqday in qalliin lagu sameeyey Lucas Hernandez
(Munich) 04 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ayaa ku dhawaaqday goordhow in qallin lagu sameeyey ciyaaryahankeeda Lucas Hernandez. Naadiga reer…
Read More » -
England
RASMI: Koox ka dheesha horyaalka Premier League oo Tababaraheeda cusub u magacaawday Halyeyga Arsenal ee Patrick Vieira
(London) 04 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Crystal Palace ee ka dheesha horyaalka Premier League ayaa Tababaraheeda cusub u magacaawday Halyeyga…
Read More » -
Italy
Maxaa ka soo kordhay heshiis kordhinta Cristiano Ronaldo ee Kooxda Juventus?
(Turin) 04 Luulyo 2021. Waxaa soo baxay maanta oo Axad halka ay marayaan wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda heshiis kordhinta Cristiano Ronaldo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Baahi darteed Caanaha ayaa Biyo loogu badin jiray, wuxuu ahaa barax ku kor, maantana waa Milyaneer ku hadla 8 Luqadood” – Romelu Lukaku
(Milan) 04 Luulyo 2021. Warbixinteenna maanta waxa aan kaga hadli doonno noloshii adkeyd ee uu soo maray mid ka mid ah…
Read More » -
Italy
Kooxda AC Milan oo beddelka Hakan Calhanoglu ka dhex aragta Real Madrid
(Madrid) 04 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta AC Milan ee ka dhisan dalka Talyaaniga ayaa la soo warinayaa inay beddelka Hakan Calhanoglu…
Read More » -
England
Macallin Massimiliano Allegri oo u sheegay Kooxda Juventus inay u keenaan xiddig ka tirsan Manchester United
(Turin) 04 Luulyo 2021. Tababaraha Juventus ee Massimiliano Allegri ayaa lagu soo warramayaa inuu ku wargaliyay madaxda kooxda rabitaankiisa ah inuu…
Read More » -
England
Isku aadka Afar dhammaadka oo dhammaystirmay, sida ay xulalku isugu aadeen & Halka lagu ciyaari doono Semi-finalka iyo Final-ka Euro 2020
(Yurub) 04 Luulyo 2021. Xulka qaranka Spain ayaa noqday xulkii ugu horreeyey ee gaara afar dhammaadka ama Semi-finalka Euro 2020 Jimcihii,…
Read More » -
England
RASMI: Francisco Trincão oo amaah ugu biiray naadiga Wolves
(Barcelona) 04 Luulyo 2021. Xiddiga garabka ka ciyaara ee Francisco Trincão ayaa heshiis amaah ah ugu biiray kooxda Ingiriiska ka dhisan ee…
Read More »