Day: July 3, 2021
-
England
Xulka England oo si raaxo leh ugu soo baxay wareega Afarta ee Koobka EURO 2020, xilli uu la ciyaari doono Denmark… +SAWIRRO
(Yurub) 03 Luulyo 2021. Xulka Qaranka Engaland ayaa u gudbay wareega Afarta ee Koobka EURO 2020 kaddib markii uu guul kaga…
Read More » -
Wararka
Xulka Denmark oo u gudbay wareega Afarta ee Koobka EURO 2020 kaddib markii uu ka adkaaday Czech Republic… +SAWIRRO
(Yurub) 03 Luulyo 2021. Xulka Denmark ayaa u gudbay wareega Afarta ee Koobka EURO 2020 kaddib markii uu guul kaga gaaray…
Read More » -
Afrika
Kooxda Gaadiidka oo guul ay u qalantay kaga gaartay Elman kulan qeyb ka ahaa horyaalka Somali Premier League
(Muqdisho) 03 Luulyo 2021. Kooxda Gaadiidka a ayaa guul ay u qalantay kaga gaartay Elman 0-2, kulan qeyb ka ahaa horyaalka…
Read More » -
England
Bruno Fernandes waa inuu sugo lambarka uu jecel yahay inuu u qaato Kooxda Manchester United Kaddib markii…
(Manchester) 03 Luulyo 2021. Bruno Fernandes waa inuu sugaa lambarka uu u jecel yahay inuu u qaato kooxda kubadda cagta Manchester…
Read More » -
England
Real Madrid oo aqbashay inay iibiso Raphael Varane & Kooxda Man United oo ku sii dhowaanaysa soo xero-gelinta difaacan
(Madrid) 03 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa la soo warinayaa inay aqbashaday inay iibsi xagaagan Raphael Varane,…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
WARBIXIN: Maxay tahay Sababta Lionel Messi looga mamnuucay Mooto Wadidda??
(Barcelona) 03 Luulyo 2021. Warbixintan waxa aan ku soo qaadan doonnaa shuruudo yaab leh oo ku lifaaqan heshiiskii ugu dambeeyay ee…
Read More » -
England
Taariikhda la ciyaari doono kulammada Afar dhammaadka, sida ay xulalku isugu aadeen & Waxyaabaha aad uga baahan tahay Semi-finalka Euro 2020
(Yurub) 03 Luulyo 2021. Xulka qaranka Spain ayaa noqday xulkii ugu horreeyey ee gaara afar dhammaadka ama Semi-finalka Euro 2020 Jimcihii,…
Read More » -
Spain
Halyeeyada Barcelona iyo Real Madrid oo kulan ciyaareed ku ballansan bishan & Ronaldinho oo hoggaaminaya safka Blaugrana
(Barcelona) 03 Luulyo 2021. Waddanka Israel ayaa marti gelin doona kulan El Clasico ah oo u dhexeeya halyeeyada Kooxaha Barcelona iyo…
Read More » -
Spain
Xeerka dhaqaale wanaagga oo kaliya ma’ahan caqabadaha hortaagan heshiis cusbooneysiinta Barcelona ee Messi, lix caqabadood oo ku hor gudban xallinta mustaqbalka Kabtanka Argentina
(Barcelona) 03 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa wali u taagan xalinta arrimaha qandaraas kordhinta Lionel Messi inkastoo xiddigan heshiiskiisa…
Read More » -
England
RASMI: Juan Mata oo qandaraas cusub la galay Manchester United… (Immisa sano ayuu sii joogi doonaa Old Trafford?)
(Manchester) 03 Luulyo 2021. Xiddiga khadka dhexe kubadda ka abuura ee Juan Mata ayaa qalinka dul dhigay qandaraas cusub oo uu…
Read More »