Day: July 1, 2021
-
England
RASMI: Kooxda Manchester United oo ku dhawaaqday saxiixa Jadon Sancho
(Manchester) 01 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa ku dhawaaqday inay dhammaystirtay saxiixa Jadon Sancho. Bayaan ka soo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Booskii uu ka ciyaari jiray ka hor inta uusan isu beddelin Goolhaye, Aabbihiis & Hooyadiis oo ahaa ciyaartooy iyo Xaqiiqooyin laga yaabo inaadan ka ogeyn Goolhayaha Real Madrid ee Thibaut Courtois
(Madrid) 01 Luulyo 2021. Warbixintan waxa aan kaga hadli doonnaa goolhayaha xulka qaranka Belgium iyo Kooxda kubadda cagta Real Madrid…
Read More » -
England
Haaland oo ka falceliyey heshiiska la warinayo inuu Jadon Sancho ugu biirayo Kooxda Manchester United
(Yurub) 01 Luulyo 2021. Haaland ayaa ka falceliyey wararka sheegaya in Sancho uu ku biirayo Kooxda kubadda cagta Manchester United oo…
Read More » -
Spain
Lionel Messi waa xor
(Barcelona) 01 Luulyo 2021. Waxaa si rasmi ah u dhammaaday heshiiskii uu Lionel Messi kula jiray kooxda Barcelona kaasoo ku ekaa…
Read More » -
Spain
Jadwalka kooxda Barcelona ee horyaalka La Liga 2021-22
(Barcelona) 01 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa heshay jadwalkeeda ciyaaraha La Liga ee xilli ciyaareedka dambe kaddib markii xalay…
Read More » -
Spain
Jadwalka kooxda Real Madrid ee horyaalka La Liga 2021-22
(Madrid) 01 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa baraheeda bulshada ku baahisay jadwalkeeda ciyaaraha La Liga ee xilli ciyaareedka…
Read More » -
Spain
Goormee ayaa la ciyaari doonaa labada El Classico ee La Liga xilli ciyaareedka 2021-22?
(Spain) 01 Luulyo 2021. Kaddib markii xalay la sameeyay isku aadka horyaalka La Liga, waxaa la xaqiijiyay xilliga ay horyaalka wada…
Read More » -
Spain
Isku aadka Horyaalka LA LIGA oo xalay la sameeyay…(Kulammada toddobaadka koowaad iyo taariikhda uu furmayo)
(Spain) 01 Luulyo 2021. Waxaa xalay la sameeyay isku aadka horyaalka dalka Spain ee La Liga kaasoo ay hanatay naadiga Atletico…
Read More »