Day: June 30, 2021
-
England
Maxaa ka soo kordhay heshiiska ay kooxda Manchester United ku dooneyso Jadon Sancho?
(Manchester) 30 Juun 2021. Manchester United ayaa lagu soo waramayaa in heshiis ay kula saxiixaneyso Jadon Sancho la gaartay kooxda reer…
Read More » -
England
Arsenal iyo Manchester City oo ku tartamaya xiddig bar-tilmaameed u ah Juventus
(Yurub) 30 Juun 2021. Juventus ayaa laga yaabaa inay seegto fursada ay kula soo saxiixaneyso Manuel Locatelli, oo khadka dhexe…
Read More » -
Spain
Jordi Alba oo ugu dambeyn qaatay go’aankiisa kama dambeysta ah ee ku aaddan mustaqbalkiisa Barcelona
(Barcelona) 30 Juun 2021. Daafaca kooxda Barcelona ee Jordi Alba wuxuu diirada saarayaa ka qeyb qaadashada Koobka Qaramada Yurub ee…
Read More » -
Euro 2016
Maxay tahay sababta uusan Karim Benzema mar walba ugu dhawaaqin Erayada Heesta Calanka Faransiiska!?
(Paris) 30 Juun 2021. Kulan wacan oo wanaagsan aqristayaasheenna sharafta leh, kuna soo dhowaada warbixin yar oo xiiso leh oo…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo shaacisay Lambarka cusub ee uu u xiran doono xiddigeeda Thomas Partey
(London) 30 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa shaacisay lambarka uu u qaadan doono ciyaaryahankeeda Thomas Partey xilli ciyaareedka…
Read More » -
Euro 2016
Toni Kroos oo qarka u saaran inuu ka fiirsto Xulka qaranka Jarmalka… (Ma dhabbaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyey ee Xulkiisa?)
(Munich) 30 Juun 2021. Toni Kroos ayaa la soo warinayaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyey ee xulkiisa qaranka Germany, waxaana uu…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo rag u soo daawada u dirsatay xiddig ka tirsan Juventus
(Manchester) 30 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa rag u soo daawada oo indho-indheeyayaal ah u dirsatay laacibka khadka…
Read More » -
Ameerika
Sidee ayaa loo ciyaari doonaa wareegga rubac-dhammaadka ee Copa America 2021?… (Isku aadka wareeggan, sida xulalka soo baxay isku arkayaan & xogaha aad uga baahan tahay heerka bug-baxa tartankan)
(Brazil) 30 Juun 2021. Wareegga guruubyada tartanka qarammada qaaradda Koonfur Ameerika ayaa dhowaan lasoo gabagabeeyay iyadoo laba xul oo qura ay…
Read More » -
England
Chelsea oo dalabkii ugu horreeyay ee rasmi ah ka gudbisay Erling Haaland…(Immisa ayuu ku kacayaa dalabka ay heshay Borussia Dortmund?)
(London) 30 Juun 2021. Wararka ka imaanaya dalka Ingiriiska ayaa sheegaya inay kooxda kubadda cagta Chelsea dalabkii ugu horreeyay ee rasmi…
Read More » -
England
Raphael Varane oo kusii dhowaanaya ku biirista Manchester United…(Ma dhab baa inay Man United iyo Real Madrid ku heshiiyeen iibkiisa?)
(Madrid) 30 Juun 2021. Ku biirista Raphael Varane ee kooxda Manchester United ayaa u muuqata mid sii dhowaaneysa iyadoo saxafi Isbaanish…
Read More »