Day: June 28, 2021
-
France
Switzerland oo rigoorooyin kaga reebtay xulka France Koobka EURO 2020, isla markaana ay la balameen dhigooda Spain
(Bucharest) 29 Juun 2021. Xulka Switzerland ayaa u gudbay wareega Siddeeda ee Koobka EURO 2020 kaddib markii uu guul kaga gaaray…
Read More » -
Spain
Xulka Spain oo u gudbay wareega Siddeeda ee Koobka EURO 2020 kaddib markii uu guul ka gaaray dhigiisa Croatia… +SAWIRRO
(Copenhagen) 28 Juun 2021. Xulka Spain ayaa u gudbay wareega Siddeeda ee Koobka EURO 2020 kaddib markii uu guul kaga gaaray…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Booskii uu ka ciyaari jiray ka hor inta uusan isu beddelin Goolhaye, Aabbihiis & Hooyadiis oo ahaa ciyaartooy iyo Xaqiiqooyin laga yaabo inaadan ka ogeyn Thibaut Courtois
(Madrid) 28 Juun 2021. Warbixintan waxa aan ku soo qaadan doonnaa goolhayaha xulka qaranka Belgium iyo kooxda kubadda cagta Real…
Read More » -
Spain
RASMI: Dembélé oo maanta qalliin ku maray Waddanka Finland iyo Kooxdiisa Barcelona oo xaqiijisay muddada uu garoomada ka maqnaan doono
(Barcelona) 28 Juun 2021. Waxaa la shaaciyey in Weeraryahanka xulka Faransiiska iyo Kooxda Barcelona ee Ousmane Dembélé uu maanta qalliin…
Read More » -
Afrika
Kooxaha Mogadishu City Club iyo Dekedaha oo bar-dhac ku kala baxay kulan qeyb ka ahaa horyaalka Somali Premier League
(Muqdisho) 28 Juun 2021. Kooxaha Mogadishu City Club iyo Dekedaha ayaa bar-dhac 1-1 ah ku kala baxay kulan qeyb ka ahaa horyaalka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Inuu neceb yahay inuu isticmaalo magaca ‘Depay’, waxa uu ka dhigan yahay Tattoo-ga uu ku qortay bushintiisa hoose, xiriirkiisa & Xaqiiqooyin laga yaabo inaadan ka maqal Memphis Depay
(Amsterdam) 28 Juun 2021. Warbixintan waxaynu ku eegeynaa inuu neceb yahay inuu isticmaalo magaca ‘Depay’, waxa uu ku dhigan yahay…
Read More » -
Euro 2016
Cristiano Ronaldo oo xalay markale Calaamadda Kabtanka dhulka ku tuuray kulankii xulkiisa Portugal uu guuldarrada kala kulmay Belgium
(Seville) 28 Juun 2021. Cristiano Ronaldo ayay Kaamirooyinku soo qabteen isagoo calaamadda Kabtanka inta iska siibay dhulka ku tuuraya kulankii…
Read More » -
Italy
Philippe Coutinho oo looga gacan haatinayo dalka Taliyaaniga
(Barcelona) 28 Juun 2021. Kubbad sameeyaha kooxda Barcelona ee Philippe Coutinho ayaa xagaagii saddexaad oo xiriir ah wajahaya hubanti la’aan la…
Read More » -
England
Maxaa ka jira inay Manchester City dooneyso saxiixa Antoine Griezmann?
(Manchester) 28 Juun 2021. Waxaa la filayaa in suuqa xagaagan uu mid mashquul badan u noqdo kooxda Manchester City iyadoo lala…
Read More » -
England
Liverpool oo wada-xaajood la bilawday wakiillada Kingsley Coman & qorshaha Bayern Munich kaga aaddan xiddigan mustaqbalkiisa oo la ogaaday
(Liverpool) 28 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa si toos ah wada xaajood ula bilawday wakiillada laacibka Bayern Munich ee…
Read More »