Day: June 27, 2021
-
Spain
Xulka Belgium oo iska xaadiriyay wareega Siddeeda ee Koobka EURO 2020 kaddib markii uu guul dirqi ah ka gaaray dhigiisa Portugal… +SAWIRRO
(Seville) 27 Juun 2021. Xulka Belgium ayaa iska xaadiriyay wareega Siddeeda ee Koobka EURO 2020 kaddib markii uu guul dirqi ah…
Read More » -
Euro 2016
Xulka Czech Republic oo tartanka Euro 2020 ka cirib tiray xulka Netherlands oo 10 xiddig ku dhammeystay ciyaarta
(Budapest) 27 Juun 2021. Waxaa goor dhow soo idlaaday kulankii dhex maray xulalka Netherlands iyo Czech Republic kaasoo qayb ka…
Read More » -
France
RASMI: Barcelona oo ku dhawaaqday inuu ka tagay mid ka mid ah xiddigaheeda
(Barcelona) 27 Juun 2021. Barcelona ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inuu ka tagay kooxda mid ka mid ah xiddigaheeda. Blaugrana ayaa…
Read More » -
Afrika
Heegan oo guul soo laabasho ah ka gaartay kooxda Gaadiidka kulan qeyb ka ahaa horyaalka Somali Premier League
(Muqdisho) 27 Juun 2021. Heegan ayaa guul soo laabasho ah kaga gaartay kooxda Gaadiidka 2-3, kulan qeyb ka ahaa horyaalka Somali Premier…
Read More » -
England
Fabrizio Romano oo sheegay xilliga uu Achraf Hakimi tijaabada caafimaadka u marayo PSG iyo sababta aysan Chelsea ugu guuleysan saxiixa xiddiga Inter Milan
(Milan) 27 Juun 2021. Naadiga Paris Saint-Germain ayaa ku dhow dhammeystirka saxiixa xiddiga dadabka difaaca kaga ciyaara naadiga Inter Milan ee Achraf…
Read More » -
Euro 2016
Miyuu Gareth Bale ka fariisanayaa ciyaaraha xulka qaranka Wales? – Xiddiga ayaa ka jawaabay
(Cardiff) 27 Juun 2021. Xiddiga kooxda Real Madrid ee Gareth Bale ayaa xalay si caro leh kaga dhaqaaqay makaroofankii shirka jaraa’id…
Read More » -
England
Manchester United oo heshiiska u kordhineysa mid ka mid ah xiddigaha mustaqbalkooda laga deyrinayo
(Manchester) 27 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa ku jirto dadaallo xooggan oo ay safkeeda ku hagaajineyso xagaagan, marka…
Read More » -
Ameerika
Halkee ayay marayaan wadahadallada heshiis kordhinta Lionel Messi ee Kooxda Barcelona?
(Barcelona) 27 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la soo warinayaa inay dardar-gelisay wadahadallada heshiis kordhinta ee Kabtan Lionel…
Read More » -
Euro 2016
Ivan Perisic oo seegaya kulanka xulkiisa Croatia uu habeen dambe la leeyahay Spain ee wareegga 16-ka EURO 2020
(Yurub) 27 Juun 2021. Xiddiga xulka qaranka Croatia ee Ivan Perisic ayaa ka maqnaan doona kulanka xulkiisu habeen dambe la…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo markaan tijaabinaysa inay u dhaqaaqdo soo xero-gelinta Eduardo Camavinga
(Manchester) 27 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay markaan tijaabinayso inay u dhaqaaqdo soo…
Read More »