Sidee ayey u muuqanaysaa SHAXDA Kooxda Manchester City haddii ay la soo saxiixato Harry Kane & Jack Grealish?

(Manchester) 26 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa la soo warinayaa inay doonayso inay gacanta ku soo dhigto labada ciyaaryahan ee Harry Kane iyo Jack Grealish.

Haddaba su’aasha la isweydiinayo ayaa ah sidee ayay u muuqanaysaa Shaxda Kooxda kubadda cagta Manchester City haddii ay la soo saxiixato Harry Kane iyo Jack Grealish labadaba?

Shabakadda ciyaaraha ee ESPN ayaa sameysay sida ay u muuqan karto shaxda Man City 2020/21 haddii kooxda ka arrimisa garoonka Etihad ay la soo wareegto labada ciyaaryahan ay ku raadjoogto ee Kane iyo Grealish.

Halkaan hoose ka eeg sida ay u muuqanayso SHAXDA Kooxda Manchester City haddii ay la soo saxiixato Harry Kane & Jack Grealish:-

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close