Day: June 24, 2021
-
France
Tababare hore kooxda Chelsea ah oo kala taliyay Cristiano Ronaldo mustaqbalkiisa Juventus
(Turin) 24 Juun 2021. Tababarihii hore kooxaha Ingariiska ee Chelsea iyo Tottenham, André Villas-Boas ayaa ka hadlay mustaqbalka xiddiga ay dhalasha…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Sharciga goolasha martida (Away Goals) oo laga saari doono tartammada Kooxaha Yurub laga bilaabo xilli ciyaareedka 2021/22
(Yurub) 24 Juun 2021. Sharciga goolasha martida (Away Goals) ayaa laga saari doonaa tartammada Kooxaha Yurub, laga bilaabo xilli ciyaareedka…
Read More » -
England
Kooxda Manchester City oo diyaar u ah inay sugto saxiixa Harry Kane illaa…
(Manchester) 24 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa diyaar u ah inay sugto saxiixa Harry Kane illaa sanadka…
Read More » -
France
Kooxda uu heshiiska shaqsiga ah la gaartay xiddiga Inter Milan ee Achraf Hakimi oo la shaaciyey… (Maxaa ka dhiman heshiiska?)
(Milan) 24 Juun 2021. Achraf Hakimi ayaa la soo warinayaa inuu ku dhow yahay inuu u dhaqaaqo naadiga reer France…
Read More » -
England
Manchester United oo ogolaatay inay bixiso qiimaha ay Kooxda Borussia Dortmund ku doonayso Jadon Sancho
(Manchester) 24 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay ogolaatay qiimaha 90-ka milayn ee Euro…
Read More » -
England
Waa kee xiddiga ay kooxda Liverpool kula soo wareegeyso 50 milyan oo ginni si uu beddel ugu noqdo booskii uu ka baxay Wijnaldum?
(Liverpool) 24 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa la soo warinayaa inay 50 milyan oo gini kula soo wareegeyso…
Read More » -
Euro 2016
Cristiano Ronaldo oo xalay barbareeyey xiddigii abid ugu goolasha badnaa kulammada caalamiga ah ee Ali Daei
(Yurub) 24 Juun 2021. Kabtanka xulka qaranka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa xalay barbareeyey rikoorka xiddigii abid ugu goolasha badnaa…
Read More » -
England
Belgium vs Portugal, England vs Germany & Isku aadka wareegga 16-ka tartanka Euro 2020 oo dhammaystiran
(Yurub) 24 Juun 2021. Waxaa si rasmi ah u soo dhammaystirmay 16-ka kooxood ee u soo baxay wareegga 16-ka Euro…
Read More »