Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee xulalka Portugal iyo France oo la shaaciyey

(Budapest) 23 Juun 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan xulalka Portugal iyo France.

Xulka qaranka Portugal ayaa daqiiqado kaddib wajahaya kulan kale oo aan la saadaalin karin natiijadiisa, balse cadaadiska kulankan ayaa u muuqda mid ka yara sahlan kii Jarmalka maadaama xulka France uu xaqiijiyay booskiisa wareegga 16-ka.

Halkaan hoose ka eeg safafka labada xul oo dhammaystiran:-

Portugal XI:

France XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close