Day: June 22, 2021
-
England
Xulka qaranka England oo u gudbay wareega 16-ka ee koobka EURO 2020 kaddib markii uu guul ka gaaray Czech Republic…+SAWIRRO
(Yurub) 22 Juun 2021. Xulka qaranka England ayaa iska xaadiriyay wareega 16-ka Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2020 kaddib markii uu…
Read More » -
England
Sergio Ramos oo kala doortay Kooxaha Manchester United iyo Manchester City
(Madrid) 22 Juun 2021. Sergio Ramos ayaa la soo warinayaa inuu kala doortay labada kooxood ee ku xafiiltama Magaalada Manchester ee…
Read More » -
England
Jordan Henderson & Harry Maguire miyey ka soo muuqan doonaan kulanka xulkooda England uu caawa la ciyaarayo Czech Republic?
(Yurub) 22 Juun 2021. Kabtanka Liverpool ee Jordan Henderson & Kabtanka Man United ee Harry Maguire ayaa la soo warinayaa…
Read More » -
England
Shan xul oo u soo baxay wareegga 16-ka EURO 2020 iyagoo aan weli ciyaarin kulammadooda saddexaad
(Yurub) 22 Juun 2021. Shan xul ayaa haatan sii og inay u soo baxeen wareegga xiga ee 16-ka Euro 2020,…
Read More » -
Italy
Kooxda Barcelona oo ka fiirsaneysa inay la soo wareegto Cristiano Ronaldo… (Messi iyo CR7 oo ku midoobi kara Barca)
(Barcelona) 22 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la soo warinayaa inay ka fiirsanayso inay la soo wareegto Weeraryahanka…
Read More » -
Italy
Lorenzo Insigne oo diiradda u saaran Barcelona iyo koox kala dhisan Spain oo kula dagaallameysa saxiixiisa
(Italy) 22 Juun 2021. Kaddib markii ay dhowaan si bilaash ah kula soo saxiixatay Sergio Aguero iyo Memphis Depay, Barcelona ayaa…
Read More » -
England
Real Madrid oo dhegaha ka fureysanaysa heshiis xiddigo is-dhaafsi ah oo ay Manchester United u soo bandhigtay isla markaasna uu qayb ka yahay Paul Pogba
(Madrid) 22 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa lagu soo warramayaa inay iska indho tireyso dalab qiimo badan oo…
Read More » -
England
Ra’iisul wasaaraha dalka Taliyaaniga oo ku baaqay in fiinaalka tartanka Euro 2020 lagu qabto magaalada Rome… (Maxay tahay sababta uu u dalbanayo in London laga wareejiyo?)
(Rome) 22 Juun 2021. Ra’iisal-wasaaraha dalka Taliyaaniga ee Mario Draghi ayaa xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA ugu baaqay in fiinaalka…
Read More » -
Ameerika
Lionel Messi oo xalay jebiyay mid ka mid ah rikoorrada ugu waaweyn taariikhda xulka Argentina
(Brasilia) 22 Juun 2021. Xulka qaranka dalka Argentina ayaa saakay aroortii 1-0 ku garaacay xulka Paraguay kulan ka tirsanaa guruubka A…
Read More »