Day: June 20, 2021
-
Euro 2016
Group A ee Tartanka Euro 2020 oo caawa la soo gabagabeeyey… (Talyaaniga oo garaacay Wales & Xulka Switzerland oo ka adkaaday Turkey)
(Rome) 20 Juun 2021. Tartanka Euro 2020 Group-kiisa A ayaa caawa la soo gabagabeeyey iyadoo xulalka ay soo bexeen qaarkood,…
Read More » -
France
Suxufiga dhanka suuqa looga dambeeyo ee Romano oo shaaciyey xilliga ay PSG dhammaystireyso saxiixa Gianluigi Donnarumma
(Florence) 20 Juun 2021. Suxufiga dhanka suuqa looga dambeeyo ee reer Talyaani Fabrizio Romano ayaa shaaca ka qaaday xilliga ay…
Read More » -
Aasiya
RASMI: Xiddigii Bayern Munich ee Javi Martinez oo ku biiray Koox cusub
(Munich) 20 Juun 2021. Ciyaaryahankii hore ee Kooxda Bayern Munich khadka dhexe uga dheelayay Javi Martinez ayaa ku biiray naadiga…
Read More » -
Euro 2016
RASMI: Thorgan Hazard oo seegi doona kulanka habeen dambe ee Finland
(Saint Petersburg) 20 Juun 2021. Waxaa la xaqiijiyey in Thorgan Hazard uu seegi doono kulanka habeen dambe ay la ciyaari…
Read More » -
England
Manchester City oo diyaar u ah inay rikoor cusub oo dhanka suuqa kala iibsiga ah u dhigto kooxaha Premier League…(Waa kuma xiddiga ay qasnaddooda u jebineyso?)
(Manchester) 20 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa xagaagan dooneysa inay sameyso saxiixyo waaweyn iyadoo bartilmaameed ka dhiganeysa qaar…
Read More » -
England
Man United oo ka welwelsan inuu Pogba bilaash kaga tago Old Trafford xagaaga dambe & culeyska ay wajaheyso si ay hesiiska u cusbooneysiiso oo sii kordhay
(Manchester) 20 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa walaac ka muujineysa inuu Paul Pogba dhammeysto qandaraaskiisa Old Trafford kaddibna…
Read More » -
England
Real Madrid oo baacsaneysa mid ka mid ah weeraryahannada xulka qaranka England… (Iska illow Harry Kane)
(Madrid) 20 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid macallinkeeda cusub ee Carlo Ancelotti ayaa baadi goob ugu jira saxiixa weeraryahan…
Read More » -
England
Waa kuma xiddiga Liverpool ay u aragto baddelka Mohamed Salah?
(Liverpool) 20 Juun 2021. Inkastoo aysan dooneyn inay iska iibiso Mohamed Salah, haddana Liverpool ayaa ka cabsi qabta hubanti la’aanta mustaqbalka…
Read More » -
Spain
Antoine Griezmann oo sheegay halka uu kusoo gabo-gabeyn doono kubadda cagta & goorta uu ka tagayo Barcelona
(Barcelona) 20 Juun 2021. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Antoine Griezmann ayaa sheegay inuu kooxdiisa ka dhaqaaqi doono marka uu dhammaado…
Read More » -
England
Manchester City oo go’aan ka qaadatay u dhaqaaqista saxiixa Harry Kane
(Manchester) 20 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester City oo si joogto ah loola xiriirinayay saxiixa xiddiga kooxda Tottenham Hotspur ayaa…
Read More »