Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee xulalka Germany iyo Portugal oo la shaaciyey

(Munich) 19 Juun 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan xulalka Germany iyo Portugal.

Xulka qaranka Germany ayaa caawa dadaal walba u mari doona sidii uu u nooleysiin lahaa rajadiisa kasoo bixitaanka wareegga guruubyada Euro 2020 iyadoo xulalka Portugal iyo France oo kulammadii hore guulo gaaray ay ugu cad cadyihiin kasoo bixitaanka guruubka dhimashada.

Halkaan hoose ka eeg safafka labada xul oo dhammaystiran:-

Germany XI:

Portugal XI:

Gooll FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close