Day: June 18, 2021
-
England
Xulalka England iyo Scotland oo bar-bardhac ku kala baxay kulan ka tirsanaa koobka EURO 2020… + SAWIRRO
(England) 18 Juun 2021. Xulalka England iyo Scotland ayaa bar-bardhac 0-0 ah ku kala baxay ciyaar qeyb ka aheyd kulammada labaad…
Read More » -
Euro 2016
Natiijada ka soo baxday baaritaankii Korona Fayras ee Kabtanka qaranka Spain, Sergio Busquets oo la shaaciyey & Haddii uu maanta xulka la safrayo
(Seville) 18 Juun 2021. Waxaa goordhow la shaaciyey natiijada ka soo baxday baartintaankii lagu sameeyey kabtanka qaranka Spain ee Sergio Busquets,…
Read More » -
Spain
Tababare Ronald Koeman oo rumeysan in Messi uu waayihiisa ciyaareed ku dhammaysan doono Barcelona… (Goorma ayaa lagu dhawaaqi doonaa heshiis kordhintiisa?)
(Barcelona) 18 Juun 2021. Tababaraha Kooxda kubadda cagta Barcelona ee Ronald Koeman ayaa sheegay in Lionel Messi uu waayihiisa ciyaareed…
Read More » -
England
Kooxda Real Madrid oo ka soo jawaabtay dalabkii ay Manchester United ka gudbisay Raphael Varane… (Miyaa la soo diiday?)
(Madrid) 18 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee ka dhisan caasimadda Spain ayaa ka soo jawaabtay dalabkii ay…
Read More » -
Ameerika
Pele: “Waxaan doonayaa in Neymar uu jabiyo rikoorkeyga xulka Brazil”
(Brasília) 18 Juun 2021. Halyeyka reer Brazil ee Pele ayaa shaaca ka qaaday inuu doonayo in Neymar uu jabo rikoorkiisa xulka…
Read More » -
England
Sidee ayaa loo kala hoggaaminayaa tartanka kabta dahabka ah ee gool-dhalinta Euro 2020?… (Yaase caawin sameeyey?)
(Yurub) 18 Juun 2021. Tartanka loogu jiro koobka qarammada Yurub ayaa meel wanaagsan maraya iyadoo xulalka qaarkood ay iska xaadiriyeen…
Read More » -
England
Wakiilka Achraf Hakimi oo xaqiijiyey in xiddigu uu ka tagato Inter Milan… (Waa tee kooxda Premier League ka dheesha ee loo badinayo inuu ku biiri doono?)
(Milan) 18 Juun 2021. Achraf Hakimi ayaa la xaqiijiyey inuu ka tagayo kooxdiisa Inter Milan, waxaana haatan la hadal hayaa…
Read More » -
Wararka
Maxay ahayd sababtii uu Kevin De Bruyne ugu dabaal-degi waayey goolkii guusha ee xulkiisa u soo saaray wareegga 16-ka Euro 2020?
(Yurub) 18 Juun 2021. Kevin De Bruyne ayaa xalay xulkiisa qaranka Belgium u soo saaray wareegga 16-ka Euro 2020 kaddib markii…
Read More » -
England
Sweden, England, Croatia & Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doonto tartanka Euro 2020
(Yurub) 18 Juun 2021. Kulammo ka tirsan tartanka koobka qarammada Yurub ee Euro 2020 ayaa lagu wadaa in maanta iyo caawa…
Read More » -
Holland
Saddexda xul ee ilaa iyo haatan xaqiijiyey inay iska xaadiriyeen wareegga 16-ka tartanka Euro 2020
(Yurub) 18 Juun 2021. Koobka qarammada qaaradda Yurub ee Euro 2020 ayaa meel xiiso leh maraya xulalka ayaana tartan ugu jira…
Read More »