RASMI: Jadwalka kooxda Tottenham Hotspur ee horyaalka Premier League 2021-22

(London) 16 Juun 2021. Kooxaha horyaalka Premier League ayaa soo saaraya jadwalladooda rasmiga ah ee ciyaaraha horyaalka Premier League oo isku aadkiisa fasalka 2021-22 la sameeyay, waxaana haatan eegeynaa jadwalka naadiga Tottenham Hotspur.

Spurs ayaa kulanka ugu horreeya ee horyaalka la ciyaareysa naadiga horyaalka difaacaneysa ee Manchester City kulan garoonkeeda lagu ciyaari doono 14-ka bisha August.

Sawirkan hoose ayaad kaga bogan kartaa jadwalka naadiga Tottenham ee Premier League 2021-22:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close