RASMI: Jadwalka kooxda Chelsea ee horyaalka Premier League 2021-22

(London) 16 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa iyaduna soo saartay jadwalkeeda rasmiga ah ee ciyaaraha horyaalka Premier League fasalka soo aaddan ee 2021-22.

Blues oo kaalinta afaraad kaga dhameysatay horyaalka Ingiriiska xilli ciyaareedka 2020-21 ayaa kulanka furitaanka la ciyaareysa naadiga Crystal Palace kulanka loo yaqaano London Derby, waxaana u raacaya Arsenal oo darbi kale ah iyo Liverpool oo ay Anfield ku booqaneyso.

Haddaba waa kan jadwalka ay Chelsea ku ciyaareyso horyaalka Premier League sanad ciyaareedka dambe:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close