Day: June 16, 2021
-
Italy
Xulka qaranka Talyaaniga oo u gudbay wareega 16-ka ee koobka EURO 2020 kaddib markii uu guul ka gaaray Switzerland…+SAWIRRO
(Rome) 16 Juun 2021. Xulka qaranka Talyaaniga ayaa iska xaadiriyay wareega 16-ka Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2020 kaddib markii uu…
Read More » -
England
Maxaa ka soo kordhay wararka Achraf Hakimi la xiriirinaya kooxaha Chelsea iyo Paris Saint-Germain?
(Milano) 16 Juun 2021. Xiddiga reer Morocco ee Achraf Hakimi ayaa si xoogan lala xiriirinayaa inuu ka tagayo kooxda reer Talyaani…
Read More » -
Spain
RASMI: Real Madrid oo xaqiijisay go’aankeeda kama dambeysta ee mustaqbalka Sergio Ramos
(Madrid) 16 Juun 2021. Ugu dambeyn kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa xaqiijisay in Kabtankeeda Sergio Ramos uu dhammaadka bishan…
Read More » -
England
Muxuu halyeeyga kooxda Liverpool ee John Barnes ka yiri bixitaanka Georginio Wijnaldum?
(Liverpool) 16 Juun 2021. Halyeeyga kooxda kubadda cagta Liverpool ee John Barnes ayaa xaqiijiyay in Reds aysan saameyn weyn ku yeelan…
Read More » -
England
Miyuu Edinson Cavani diyaar u yahay inuu siibo lambarka 7-aad ee Man United haddii uu kooxda ku soo biiro Jadon Sancho?
(Manchester) 16 Juun 2021. Edinson Cavani ayaa lagu soo warramayaa inuu diyaar u yahay inuu iska dhiibo lambarkiisa 7-aad ee kooxda,…
Read More » -
England
Miyey Kooxda Arsenal doonaysaa inay dib u soo ceshato Aaron Ramsey??
(London) 16 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa lagu soo warramayaa in aysan dooneynin inay Aaron Ramsey dib ugu soo celiso…
Read More » -
England
Kooxda Manchester City oo weli xiiseynaysa soo xero-gelinta Xiddiga Atletico Madrid ee Joao Felix
(Manchester) 16 Juun 2021. Sida wararku ay sheegayaan Weeraryahanka Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ee Joao Felix ayaa weli waxa uu xiiso ka…
Read More » -
England
RASMI: Jadwalka Kooxda Arsenal ee horyaalka Premier League 2021-22
(London) 16 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa iyaduna soo saartay jadwalkeeda rasmiga ah ee ciyaaraha horyaalka Premier League fasalka…
Read More » -
England
RASMI: Jadwalka kooxda Tottenham Hotspur ee horyaalka Premier League 2021-22
(London) 16 Juun 2021. Kooxaha horyaalka Premier League ayaa soo saaraya jadwalladooda rasmiga ah ee ciyaaraha horyaalka Premier League oo isku…
Read More » -
England
RASMI: Jadwalka kooxda Chelsea ee horyaalka Premier League 2021-22
(London) 16 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa iyaduna soo saartay jadwalkeeda rasmiga ah ee ciyaaraha horyaalka Premier League fasalka…
Read More »