Shaxda rasmiga ah ee xulalka France vs Germany oo la shaaciyey: Benzema oo wajahaya Muller & Havertz oo ku bilowday

(Paris) 15 Juun 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan xulalka France iyo Germany, iyadoo Benzema oo ku bilowday isla markaana wajahaya Muller & Havertz.

Halkaan hoose ka eeg safafka labada xul oo dhammaystiran:-

France XI: Lloris, Benzema, Griezmann, Varane, Pogba, Kante, Rabiot, Kimpembe, Lucas, Pavard, Mbappe.

Keydka France: Mandanda, Giroud, Digne, Ben Yedder, Zouma, Lemar, Maignan, Lenglet, Tolisso, Coman, Dembele, Kounde.

Germany XI: Neuer, Hummels, Kroos, Muller, Gundogan, Rudiger, Gnabry, Ginter, Kimmich, Gosens, Havertz.

Keydka Germany: Trapp, Leno, Volland, Emre Can, Halstenberg, Sule, Werner, Günter, Sane, Klostermann, Koch, Neuhaus.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close