Day: June 15, 2021
-
Wararka
Xulka France oo guul kaga daah furtay tartanka EURO 2020 kaddib markii ay si dirqi ah kaga adkaadeen dhigooda Germany…+SAWIRRO
(Yurub) 15 Juun 2021. Xulka France ayaa guul kaga daah furtay Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2020 kaddib markii ay kaga…
Read More » -
France
Shaxda rasmiga ah ee xulalka France vs Germany oo la shaaciyey: Benzema oo wajahaya Muller & Havertz oo ku bilowday
(Paris) 15 Juun 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan xulalka France iyo Germany,…
Read More » -
Euro 2016
Cristiano Ronaldo oo xulkiisa Portugal guushii ugu horreysay ee Euro 2020 gaarsiiyay kulankii ay la dheeleen dhiggooda Hungary
(Budapest) 15 Juun 2021. Waxaa goor dhow soo idlaatay ciyaartii u dhexeysay xulalka Hungary iyo Portugal kuwaasoo ku dagaallamay kulan ka…
Read More » -
England
Jose Mourinho oo doortay daafaca ugu fiican adduunka… (Ma Rúben Dias mise Virgil van Dijk?)
(Yurub) 15 Juun 2021. Tababaraha kooxda Roma ee Jose Mourinho ayaa doortay daafaca ugu fiican adduunka marka loo fiirayo xiddigaha Rúben…
Read More » -
France
Ronald Koeman oo xiddigaha Kooxdiisa Barcelona ku wargeliyey laacibka noqonaya saxiixiisa saddexaad ee weyn oo imaanaya Camp Nou
(Barcelona) 15 Juun 2021. Tababare Ronald Koeman ayaa la soo warinayaa inuu xiddigaha Kooxdiisa Barcelona ku wargeliyey laacibka noqonaya saxiixiisa…
Read More » -
England
Manchester United oo dhabar-jab kala kulantay saxiixa Raphael Varane, kaddib markii xiddiga Real Madrid uu doortay kooxdiisa xigta
(Madrid) 15 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa qarka u saaran inay ku guuldarreysato saxiixa Raphael Varane kaddib…
Read More » -
England
Liverpool oo u dhaqaaqaysa soo xero-gelinta xiddig ka ciyaara horyaalka Premier League… (Booskee ayuu ka dheelaa?)
(Liverpool) 15 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa la soo warinayaa inay doonayso inay gacanta ku soo dhigto xiddig Jarmal…
Read More » -
Ameerika
Muxuu ka dhigan yahay laadkii xorta ah ee Lionel Messi uu xalay ka dhaliyey Chile?… (Yaa Freekicks badan haatan Leo & CR7?)
(London) 15 Juun 2021. Lionel Messi ayaa xalay laad xor ah ugu shubay xulka qaranka Chile, taasoo ka dhigtay inuu…
Read More » -
England
Kooxda Manchester City oo heshiis cusub la furanaysa Raheem Sterling
(Manchester) 15 Maajo 2021. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta ee Manchester City ayaa la soo warinayaa inay wadahadallo heshiis…
Read More » -
England
RASMI: Dean Henderson oo laga saaray xulka qaranka England & Goolhayaha lagu beddelay booskiisa oo la shaaciyey
(London) 15 Juun 2021. War goordhow soo baxay ayaa sheegaya in Dean Henderson laga saaray xulka qaranka England ee ka…
Read More »