Xulalka Spain iyo Sweden oo bar-bardhac ku kala baxay kulankii ay kaga daah furteen Koobka EURO 2020… + SAWIRRO

(Seville) 14 Juun 2021. Xulalka Spain iyo Sweden ayaa bar-bardhac 0-0 ah ku kala baxay kulankii ay kaga daah furteen Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2020, kaasoo qeyb ka ahaa GROUP E.

Qeybta hore ee ciyaarta ayeey labada xul qaran Spain iyo Sweden ku kala nasteen bar-bardhac 0-0 ah.

Qeybta labaad ee dheesha marka dib leysugu soo laabtay labada dhinac ayaa waxay soo bandhigeen qaab ciyaareed aad u wanaagsan, iyagoo sameeyay fursado badan ee goolal loo filan karay.

Balse ugu dambeyntii ciyaarta ayaa ku dhmmaatay bar-bardhac 0-0 ay ku kala baxeen labada xul qaran Spain iyo Sweden, xilli ciyaartan ay qeyb ka aheyd GROUP E Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2020.

SAWIRRO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close