Day: June 14, 2021
-
Spain
Xulalka Spain iyo Sweden oo bar-bardhac ku kala baxay kulankii ay kaga daah furteen Koobka EURO 2020… + SAWIRRO
(Seville) 14 Juun 2021. Xulalka Spain iyo Sweden ayaa bar-bardhac 0-0 ah ku kala baxay kulankii ay kaga daah furteen Koobka…
Read More » -
Wararka
Ronaldo oo diray farriintii ugu dambeysay kahor bilowga ololaha xulka Portugal ee koobka Euro 2020
(Yurub) 14 Juun 2021. Kabtanka Xulka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa farriintii ugu dambeysay u diray jamaahiirta Portugal, kahor inta…
Read More » -
Italy
“Taasi waa sababta aan u maleynayo in Messi uu kaga fiican yahay Ronaldo” – Roberto Donadoni
(Italy) 14 Juun 2021. Halyeeyga kooxda AC Milan ee Roberto Donadoni ayaa ammaanay kabtanka naadiga Barcelona ee Lionel Messi, wuxuuna carabka…
Read More » -
Wararka
Muxuu Joachim Löw ka yiri kulanka ay xulka France kula ciyaari doonaan Koobka EURO 2020?
(Germany) 14 Juun 2021. Tababaraha xulka qaranka Germany ee Joachim Löw ayaa xaqiijiyay in wiilashiisa ay diyaar u yihiin kulanka ay…
Read More » -
England
RASMI: Goolhaye Adrian oo qandaraaska u kordhiyey Kooxda Liverpool
(Liverpool) 14 Juun 2021. Goolhaye Adrian ayaa heshiiska u kordhiyey Liverpool sida ay kooxdu goodhow xaqiijisay. Waayaha Adrian ee garoonka…
Read More » -
Euro 2016
Christian Eriksen oo markii ugu horreysay soo hadlay tan iyo markii uu garoonka ku dhex dhacay… (Muxuu yiri?)
(Copenhagen) 14 Juun 2021. Christian Eriksen ayaa soo hadlay markii ugu horreysay tan iyo markii uu xanuun dhanka wadnaha ah…
Read More » -
England
Mid ka mid ah xiddigaha Manchester United oo ku qasban inuu mushaharkiisa dhimo si uu kooxda u sii joogo
(Manchester) 14 Juun 2021. Sida wararku ay sheegayaan mid ka mid ah xiddigaha Manchester United ayaa ku qasban inuu mushaharkiisa…
Read More » -
Ameerika
Kaddib goolkii uu xalay ka dhaliyey Venezuela, Neymar Jr oo ku sii dhowaanaya inuu noqdo xiddiga ugu goolasha badan xulka qaranka Brazil
(Brasilia) 14 Juun 2021. Kaddib goolkii uu xalay ka dhaliyey xulka Venezuela, Neymar Jr ayaa ku sii dhowaanaya inuu noqdo…
Read More » -
England
Arsenal oo iska diiday dalab laga soo gudbiyey Granit Xhaka oo uga yimid Koox ka dhisan dalka Talyaaniga
(London) 14 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay iska diiday dalabkii ugu dambeeyay ee Roma…
Read More » -
England
Kooxda Juventus oo isku diyaarinaysa inay Dybala ama CR7 midkood siiso Manchester United si ay uga hesho…
(Turin) 14 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa la soo warinayaa inay isku diyaarinayso inay hordhigto Manchester United dalab…
Read More »