Day: June 13, 2021
-
Wararka
Xulka Netherlands oo guul kaga daah furtay tartanka EURO 2020 kaddib markii ay ka adkaadeen Ukraine…+SAWIRRO
(Amsterdam) 13 Juun 2021. Xulka Netherlands ayaa guul kaga daah furtay Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2020 kaddib markii ay ka…
Read More » -
Germany
Karim Benzema oo ka hadlay xaaladdiisa jir ahaaneed kahor kulanka Germany
(Paris) 13 Juun 2021. Xiddiga xulka qaranka France iyo kooxda Real Madrid ee Karim Benzema ayaa xaqiijiyay inuu diyaar u yahay…
Read More » -
France
Kylian Mbappé oo ka hadlay mustaqbalkiisa kooxda Paris Saint-Germain
(Paris) 13 Juun 2021. Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé ayaa diiday inuu ka hadlo mustaqbalkiisa, taasoo muujineysa inuu diirada…
Read More » -
England
Xulka England oo guul uu ka gaaray dhigiisa Croatia kaga daah furtay Koobka EURO 2020… + SAWIRRO
(Yurub) 13 Juun 2021. Xulka qaranka England ayaa guul uu ka gaaray Croatia kaga daah furtay Koobka Qaramada Yurub ee EURO…
Read More » -
Italy
Kooxda Juventus iyo Paulo Dybala oo weli isku qilaafsan qandaraas kordhinta Weeraryahanka
(Turin) 13 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Juventus iyo Paulo Dybala ayaa weli isku qilaafsan heshiis kordhinta Weeraryahankan. Paulo Dybala iyo…
Read More » -
England
Liverpool iyo Chelsea oo ka mid ah afar kooxood ee ka dheela Premier League oo isku haysta saxiixa xiddiga reer Zambia ee Patson Daka
(London) 13 Juun 2021. Sida wararku ay sheegayaan kooxaha Liverpool iyo Chelsea ayaa ka mid ah afar kooxood oo ka dheela…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo bilowday wadahadallo ay kula soo saxiixanayso Nabil Fekir kaddib markii lagu garaacay saxiixa Buendia
(London) 13 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay wahadallo ay kula soo saxiixanayso Nabil Fekir la…
Read More » -
England
Arsenal oo u gacan haatineysa xiddig ka tirsan Manchester United
(London) 13 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Arsenal oo xagaagan dooneysa inay khadka dhexe iska xoojiso ayaa haatan diiwaanka xiddigaha ay…
Read More » -
Champ' League
Eden Hazard oo markii ugu horreysay ka hadlay dhoola-caddeyntii hadal-heynta abuurtay ee ciyaartii Chelsea vs Real Madrid
(Madrid) 13 Juun 2021. Marka laga soo tago hoo-u-dhaca ku yimid qaab ciyaareedkiisa iy dhaawacyada ragaadiyay bandhiggiisa, waxaa dhammaadka xilli ciyaareedkan…
Read More » -
Euro 2016
Horudhac: Netherlands vs Ukraine… (Holland oo markii ugu horreysay tartan weyn ciyaareysa tan iyo 2014 & xiddig muhiim ah oo shaki laga gelinayo)
(Amsterdam) 13 Juun 2021. Xulalka kubbada cagta Netherlands iyo Ukraine ayaa markii ugu horreysa isaga hor imaanaya tartan weyn (Koobka Adduunka…
Read More »