Day: June 12, 2021
-
Wararka
Xulka Belgium oo guul kaga daah furtay Koobka EURO 2020 kaddib marii uu garaacay Russia… +SAWIRRO
(Yurub) 12 Juun 2021. Xulka qaranka Belgium ayaa guul kaga daah furtay GROUP B Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2020 kaddib…
Read More » -
Wararka
Xulka Finland oo saddexda dhibcood ka qaatay dhigiisa Denmark kulankooda ugu horeeyay heerka group-yada ee koobka EURO 2020… +SAWIRRO
(Yurub) 12 Juun 2021. Xulka Finland ayaa guul ka gaaray dhigiisa Denmark kulanooda ugu horeeyay GROUP B ee Koobka Qaramada Yurub…
Read More » -
France
Maaliyadda Memphis Depay oo maanta lagu arkay Dukaanka rasmiga ah ee Online-ka Kooxda Barcelona
(Barcelona) 12 Juun 2021. Dukaanka rasmiga ah ee Kooxd Barcelona ayaa maanta oo Sabti ah soo bandhigay maaliyadda Memphis Depay…
Read More » -
Wararka
DEG DEG: Xiriirka Denmark & UEFA oo war ka soo saartay xaaladda caafimaad ee Eriksen… (Miyaa dib loo ciyaarayaa kulankii Denmark iyo Finland?)
(Yurub) 12 Juun 2021. Xiriirka Denmark & UEFA ayaa xaqiijiyay in ay soo hagaagtay xaaladda caafimaad ee Christian Eriksen, kaddib markii…
Read More » -
Wararka
DEG DEG: UEFA oo go’aansatay in joojiyo kulanka xulalka Denmark iyo Finland, sababa la xiriira xaalad caafimaad daro ee soo wajahday Christian Eriksen
(Yurub) 12 Juun 2021. Xiriirka Kubadda Cagta Yurub ee UEFA ayaa go’aansatay in joojiyo kulankii u dhexeeyay xulalka Denmark iyo Finland,…
Read More » -
Ameerika
RASMI: Xulka Chile oo xaqiijiyey in Alexis Sanchez uu seegi doono Copa America heerkiisa Guruubyada
(Santiago) 12 Juun 2021. Xulka qaranka Chile ayaa goordhow xaqiijiyey in Alexis Sanchez uu ka maqnaan doono ciyaaraha ku soo…
Read More » -
Wararka
Xulalka Wales iyo Switzerland oo bar-bardhac ku kala baxay kulankii ay kaga daah furteen Koobka EURO 2020… +SAWIRRO
(Yurub) 12 Juun 2021. Xulalka Wales iyo Switzerland ayaa bar-bardhac 1-1 ah ku kala baxay kulankii ay kaga daah furteen Koobka…
Read More » -
England
Haddii uu Jadon Sancho ku biiro Kooxda Manchester United imise ayuu mushahar ahaan uga qaadan doonaa Old Trafford?
(Manchester) 12 Juun 2021. Jadon Sancho ayaa la soo warinayaa inuu qarka u saaran yahay inuu ka mid noqdo kooxda…
Read More » -
Germany
Gerard Pique: “Waxaan rajaynayaa in Erling Haaland uu imaan doono Barcelona”
(Barcelona) 12 Juun 2021. Daafaca dhex ee Barcelona, Gerard Pique ayaa qiray in kooxdiisu ay awooddo inay la soo saxiixato…
Read More » -
France
Kylian Mbappe oo markale ka hadlay mustaqbalkiisa xilli uu maalmo kaddib geli doono sanadkii ugu dambeeyay ee qandaraaskiisa PSG
(Paris) 12 Juun 2021. Qandaraaska Kylian Mbappe ayaa dhacaya xagaaga soo aaddan, xiddiga reer France ayaana sheegay inuusan hubin in…
Read More »