Day: June 10, 2021
-
Afrika
Raadsan oo guul ka gaartay kooxda Geeska Africa kulan qeyb ka ah horyaalka Somali Premier League
(Muqdisho) 10 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Raadsan ayaa guul ay u qalantay ka gaartay naadiga Geeska Africa kulan qeyb ka…
Read More » -
Spain
Maxaa ka harsan inay Barcelona si rasmi ah kaga saxiixato heshiis cusub kabtankeeda Lionel Messi?
(Barcelona) 10 Juun 2021. Iyadoo dhowaanahan la sheegay inay Barcelona iyo xiddigeeda Lionel Messi isku af-garteen inay wada saxiixaan qandaraas cusub…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Xiriirka UEFA oo dhimrin gaar ah u sameeyay xulka qaranka Spain kaddib dhibaatadii Korona ee soo wajahday La Roja
(Madrid) 10 Juun 2021. Safka xulka qaranka Spain ayaa baaritaankii xalay ay mareen lagu caddeeyay inaysan soo kordhin kiisas cusub oo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Wasaaradda Caafimaadka dalka Spain oo xiddigaha xulka qaranka dalkaas siisay amar caafimaadkooda la xiriira kahor bilaabashada Euro 2020
(Madrid) 10 Juun 2021. Labo ka mid ah xiddigaha xulka qaranka Spain ayaa toddobaadkan laga helay xanuunka Korona Fayras waxaana taasi…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Mid ka mid ah haddiyadihii uu Sergio Aguero siiyay shaqaalaha Man City oo suuqa la soo dhigay… (Immisa ayaa lagu kala iibsanayaa?)
(Manchester) 10 Juun 2021. Xiddiga ay Barcelona la sii saxiixatay ee Sergio Aguero ayaa haddiyado isugu jira gawaari, saacado iyo agab…
Read More » -
Ameerika
Maxay tahay sababta aanan wali loo isticmaalin qalabkii neef-siinta ee uu Lionel Messi ugu deeqay dalka Argentina?
(Yurub) 10 Juun 2021. Xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa dalkiisa Argentina gaarsiiyay 32 neef-siiye si loola dagaallamo Koofid19 toban…
Read More » -
Wararka
Ronaldo oo gool kale u dhaliyay xulka qaranka Portugal ciyaartii ay xalay Israel xasuuqeen… (Immisa ayuu jiraa inuu noqdo gool-dhaliyaha ugu sarreeya heerka qaran ee k/c?)
(Lisbon) 10 Juun 2021. Xulka qaranka Portugal ayaa si xarrago leh usoo gabo-gabeeyay kulammada isu diyaarinta tartanka qarammada qaaradda Yurub ee…
Read More »