Day: June 9, 2021
-
England
Maxaa ka soo kordhay wararka Haaland la xiriirinaya inuu ku sii jeedo Horyaalka Premier League?
(Yurub) 09 Juun 2021. Dhamaan kooxaha waaweyn ee yurub ayaa waxay ku tartamayaan adeega da’ayarka reer Norway iyo naadiga Borussia…
Read More » -
Afrika
Midnimo oo guul ka gaartay kooxda Elman kulan qeyb ka ah horyaalka Somali Premier League
(Muqdisho) 09 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Midnimo ayaa guul ay u qalantay ka gaartay naadiga Elman kulan qeyb ka ah…
Read More » -
Spain
Kooxda Barcelona oo isku diyaarinaysa inay iska iibiso xiddigo ay ka mid yihiin Griezmann & Dembele si ay gacanta ugu soo dhigto Weeraryahanka…
(Barcelona) 09 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la soo warinayaa inay diyaar u tahay inay iska iibiso labadeeda ciyaaryahan…
Read More » -
England
Real Madrid oo diyaar u ah inay iska iibiso xiddig la la xiriirinayo Kooxda Manchester United
(Madrid) 09 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa la soo warinayaa inay diyaar u taha inay 50 milyn…
Read More » -
England
Kooxda Barcelona oo qorsheynaysa inay la soo saxiixato xiddiga Manchester City ee Raheem Sterling
(Barcelona) 09 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ee ka dhisan dalka Spain ayaa la soo warinayaa inay qorsheynayso inay u…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Dowladda Ruushka oo xiriirka UEFA u gudbisay dacwad ka dhan ah maaliyadda xulka Ukraine uu ku ciyaarayo tartanka Euro 2020… (Maxay tahay fariinta siyaasadeed ee ay maaliyaddu muujineyso?)
(Moscow) 09 Juun 2021. Dowladda Ruushka ayaa xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA u gudbisay warqad ay kaga dacwooneyso dalka…
Read More » -
England
Maxay tahay shuruudda looga baahan yahay taageerayaasha garoonka Wembley ku daawanaya ciyaaraha tartanka Euro 2020
(London) 09 Juun 2021. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa sharci kusoo rogay taageerayaasha kasoo qayb galaya ciyaaraha tartanka…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo ka fikireysa inay u dhaqaaqdo garoonka Wanda Metropolitano… (Aqriso xiriirka ka dhexeeya labada naadi, goorta ay kusoo laabaneyso Bernabeu & sababta aysan ugu sii ciyaari karin ADS)
(Madrid) 09 Juun 2021. Waxaa dib u dhac uu ku yimid dhammeystirka dib-u-dhiska garoonka Santiago Bernabeu Stadium taasoo keentay inay Real…
Read More » -
Ameerika
Maxkamadda Brazilian Supreme Court oo go’aanka ugu dambeeya ka qaadaneysa in dalka Brazil uu marti-geliyo Copa America
(Rio de Janeiro) 09 Juun 2021. Inkastoo ay haatan qabowday dooddii ku qotontay in Brazil ay marti geliso tartanka Copa America…
Read More » -
Ameerika
Aqriso wax walba oo aad uga baahan tahay Copa America 2021… (Tirada xulalka, Guruubyada & xogaha muhiimka ah ee tartanka)
(Ameerika) 09 Juun 2021. Xagaagan waxaa la ciyaara tartammo waaweyn oo heer qaran ah, waxaana isha lagu haayaa tartammada xulalka qaaradda…
Read More »