Day: June 8, 2021
-
France
“Hernandez wuxuu igula taliyay inaan u dhaqaaqo kooxdan” – Mbappé
(Paris) 08 Juun 2021. Weeraryahanka Paris Saint-Germain Kylian Mbappé ayaa sheegay in saaxiibkiis xulka qaranka Faransiiska Lucas Hernandez uu kula taliyay…
Read More » -
Afrika
Dekedaha oo guul ay u qalantay kaga gaartay kooxda Jeenyo kulan qeyb ka ah horyaalka Somali Premier League
(Muqdisho) 08 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Dekedaha ayaa guul ay u qalantay ka gaartay naadiga Jeenyo kulan qeyb ka…
Read More » -
England
Riyad Mahrez oo ka hadlay wararka la xiriirinaya inuu ku biirayo kooxda Arsenal
(London) 08 Juun 2021. Xiddiga kooxda Manchester City ee Riyad Mahrez ayaa xaqiijiyay inuusan dooneynin inuu ka tago garoonka Etihad, waxaana…
Read More » -
England
Erling Haaland oo hoggaaminaya saddex xiddig oo ay Chelsea dooneyso inay dhammeystirto saxiixooda xagaagan
(London) 08 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa diiddan inay ka quusato saxiixa weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund ee Erling Haaland,…
Read More » -
France
Goolhaye Donnarumma oo aad ugu dhow ku biirista PSG & Wargeyska Sky Sports oo daaha ka rogay sanadaha heshiiskiisa iyo mushaharka uu qaadan doono
(Milan) 08 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa la sheegay inay aad ugu dhowdahay dhammeystirka saxiixa Goolhaye Gianluigi Donnarumma oo ay…
Read More » -
England
Wakiillada Cristiano Ronaldo oo wada-xaajood kula jira saddex naadi & shakiga mustaqbalkiisa Juventus oo xoogeystay
(Turin) 08 Juun 2021. Wararka ka imaanaya dalka Ingiriiska ayaa sheegaya in saddex naadi oo ay ka mid tahay Manchester United…
Read More » -
France
Barcelona oo dalabkii ugu horreeyay ee rasmi ah u gudbisay Memphis Depay iyadoo u wajahday qaab ka duwan sidii ay u wajahday qorshaha saxiixa Wijnaldum
(Barcelona) 08 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa dalabkii ugu horreeyay ee rasmi ah u gudbisay xiddiga naadiga Lyon ee…
Read More » -
Euro 2016
Xiddigaha xulka qaranka Portugal oo maray baaritaanka Korona kaddib kulankii ay la ciyaareen Spain… (Immisa xiddig ayaa laga helay xanuunka?)
(Lisbon) 08 Juun 2021. Xiriirka kubadda cagta dalka Portugal Portuguese Football Federation (FPF) ayaa shaaciyay in dhammaan xiddigaha xulka qaranka ay mareen baaritaan…
Read More » -
Ameerika
Maxaa ka cusub Copa America? Miyaa la ciyaari doonaa xilligii lagu jadwaleeyay? Muxuuna yahay go’aanka xiddigaha xulka qaranka Brazil?
(Ameerika) 08 Juun 2021. Waxaa shaki badan la geliyay qabsoomidda tartanka xulalka Koonfurta Ameerika ee Copa America markii loo soo wareejiyay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Wasaaradda Caddaaladda Switzerland oo xeer ahaan kaga hadashay talaabada ay FIFA iyo UEFA ka qaadi karaan Barcelona, Juventus iyo Real Madrid
(Zurich) 08 Juun 2021. Dagaalka la xiriira European Super League ee u dhexeeya kooxaha Barcelona, Juventus iyo Real Madrid oo isku…
Read More »