Day: June 6, 2021
-
England
Ku guuleystaha abaal-marinta PFA Player of the Year oo lagu dhawaaqay & rikoor u yaallay Cristiano Ronaldo oo la jabiyay
(England) 06 Juun 2021. Waxaa goor dhow lagu dhawaaqay natiijada xiddiga ku guuleystay abaal-marinta laacibka ugu wanaagsan sanadka oo ay bixiyaan…
Read More » -
England
Fabrizio Romano oo shaaciyey kooxda uu go’aansaday inuu ku biiro Georginio Wijnaldum… (Ma Barcelona mise PSG?)
(Liverpool) 06 Juun 2021. Suxufiga dhanka suuqa kala iibsiga lagu qaddariyo ee Fabrizio Romano ayaa shaaca ka qaaday kooxda uu…
Read More » -
Afrika
Kooxda Heegan oo Galabta guul ka gaartay Mogadishu City Club kulan la bixiyey labo kaar oo casaan ah … + SAWIRRO
(Muqdisho) 06 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Heegan ayaa saldhigatay kaalinta labaad ee kala sarreynta horyaalka Somali Premier League kaddib…
Read More » -
England
Wargeyska Mirror oo baahiyay inay Manchester United tallaabo horumarineed u qaadday saxiixa Jadon Sancho… (Maxaa soo kordhay?)
(Manchester) 06 Juun 2021. Wararka ka imaanaya dalka Ingiriiska ayaa sheegaya inay kooxda Manchester United kusii dhowaaneyso saxiixa xiddiga kooxda Borussia…
Read More » -
Spain
Xavi Hernandez oo sheegay sababtii uu isaga diiday qabashada xilka macalinnimo ee kooxda Barcelona
(Barcelona) 06 Juun 2021. Waxaa ugu dambeyn soo dhammaatay dooddii ahayd shaqsiga noqon doona macallinka xiga ee Barcelona xilli ciyaareedka 2021-22…
Read More » -
Spain
Wada-hadalladii heshiis kordhinta ee u dhexeeyay Barcelona iyo Ousmane Dembele oo hakad galay
(Barcelona) 06 Juun 2021. Wararka ka imaanaya dalka Spain ayaa sheegaya inay qaboobeen wada-xaajoodkii u dhexeeyay kooxda Barcelona iyo xiddigeeda Ousmane…
Read More » -
England
Manchester United oo ka cabsi qabta inay weyso Marcus Rashford bilawga xilli ciyaareedka dambe… (Maxay tahay sababta?)
(Manchester) 06 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa sida la sheegay ka walaacsan inay kulammada ugu horreeya xilli ciyaareedka…
Read More » -
England
Chelsea oo suuqa dhigtay mid ka mid ah xiddigihii ay lasoo wareegtay xagaagii hore & Labo naadi oo durba diyaar u ah saxiixiisa
(London) 06 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa wajaheysa xagaa’ kale oo mashquul badan, waxayna diiradda saareysaa inay safkeeda dib…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Sergi Roberto oo lagu xiray dalka Giriigga… (Maxay tahay sababta?)
(Greece) 06 Juun 2021. Wargeyska El Desmarque ayaa sheegay in laacibka Barcelona ee Sergi Roberto lagu xiray dalka Greece (Giriigga). Wargeyska ayaa sheegay…
Read More » -
England
Maxaa kasoo kordhay wararka Manchester United iyo Jadon Sancho?
(Manchester) 06 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa qiimo ka hooseeya kii xagaagii hore ay dalbatay Borussia Dortmund sanadkan…
Read More »