Day: June 5, 2021
-
France
Muxuu ka yiri Pogba dib ugu soo laabashada Benzema ee liiska xulka qaranka France?
(France) 05 Juun 2021. Xiddiga khadka dhexe kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa ka hadlay diyaargarowga xulka qaranka France ee…
Read More » -
Afrika
Elman oo saddexda dhibcood ka heshay kooxda Raadsan kulan qeyb ka ah horyaalka Somali Premier League
(Muqdisho) 05 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Elman ayaa saddexda dhibcood ka heshay naadiga Raadsan kulan qeyb ka ah horyaalka…
Read More » -
England
RASMI: Xiddiga ku guuleystay abaal-marinta da’yarka sanadka ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 05 Juun 2021. Xiddiga da’da yar ee kooxda kubadda cagta Manchester City ee Phil Foden ayaa ku guuleystay abaal-marinta…
Read More » -
England
RASMI: Gool laga dhaliyey Kooxda Arsenal oo loo doortay Goolka sanadka ee horyaalka Premier League… (Waa kuwee Goolasha kale ee uu garaacay?)
(London) 05 Juun 2021. Goolkii Xiddiga kooxda Tottenham ee Erik Lamela uu ka dhaliyey Arsenal ee rabona-da ahaa ayaa loo…
Read More » -
England
RASMI: Pep Guardiola oo ku guuleystay abaal-marinta Tababaraha sanadka ee horyaalka Premier League… (Waa kuwee Macallimiinta uu ku garaacay?)
(Manchester) 05 Juun 2021. Macallinka Kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ku guuleystay abaal-marinta macallinka xilli ciyaareedka ugu fiicnaa…
Read More » -
Ameerika
Macallinka xulka qaranka Brazil ee Tite oo qarka u saaran inuu iscaliso kaddib markii xiddigaha xulku ay diideen inay ciyaaraan Copa America
(Rio de Janeiro) 05 Juun 2021. Macallinka xulka qaranka Brazil ee Tite ayaa la soo warinayaa inuu qarka u saaran…
Read More » -
England
RASMI: Ciyaaryahanka ku guuleystay abaal-marinta xiddiga sanadka ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 05 Juun 2021. Xiddiga kooxda kubadda cagta Manchester City ee Ruben Dias ayaa ku guuleystay abaal-marinta xiddiga sanadka ee…
Read More » -
England
Siddeedda Xiddig ee la filayo in midkood uu ku guuleysan doono xagaagan gooldhalinta Tartanka EURO 2020
(Yurub) 05 Juun 2021. Tartanka Euro 2020 ayaa la filayaa inuu goordhow bilowday, waxaana hadda la sii saadaalinayaa xiddigaha ku…
Read More » -
England
Paris Saint-Germain oo doonaysa inay Georginio Wijnaldum ka afduubato Kooxda Barcelona
(Paris) 05 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee ka dhisan caasimadda Faransiiska ayaa la soo warinayaa inay ku…
Read More » -
England
Xiddig ay doonaysay inay la saxiixato Kooxda Manchester United oo Guri ka raadsanaya dalka Ingiriiska
(Manchester) 05 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa u muuqata mid ku sii dhowaanaysa inay gacanta ku dhigto…
Read More »