Day: June 4, 2021
-
England
RASMI: Chelsea oo qandaraaska u kordhisay daafaceeda reer Brazil ee Thiago Silva
(London) 04 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday daqiiqado yar kahor, inay qandaraaska u…
Read More » -
Italy
Zlatan Ibrahimovic oo ka hadlay imaanshaha Jose Mourinho ee horyaalka dalka Taliyaaniga
(Milan) 04 Juun 2021. Weeraryahanka kooxda AC Milan ee Zlatan Ibrahimovic ayaa xilli ciyaareedka soo socda la filayaa inuu horyaalka Serie…
Read More » -
Afrika
Geeska Afrika oo guul ka gaartay kooxda Dekedaha kulan qeyb ka ah horyaalka Somali Premier League… +SAWIRRO
(Muqdisho) 04 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Geeska Afrika ayaa saddexda dhibcood ka heshay naadiga Dekedaha kulan qeyb ka ah…
Read More » -
England
RASMI: Chelsea oo heshiiska u kordhisay Thomas Tuchel… (Immisa sano ayuu sii joogi doonaa Stamford Bridge?)
(London) 04 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa si rasmi ah sare ugu qaadday qandaraaska uu kooxda kusii maamulayo Macallin…
Read More » -
England
Maxaa ka soo kordhay wararka Ramos la xiriirinaya inuu ku biirayo mid ka mid ah kooxaha Horyaalka Premier League?
(Madrid) 04 Juun 2021. Sida laga helayo wararka ka imaanaya gudaha dalka Spain maanta oo Jimco ah, waxaa hormar cusub…
Read More » -
England
Liverpool oo si xoogan u qorsheyneysa inay lasoo saxiixato xiddig ka ciyaara Premier League
(Liverpool) 04 Juun 2021. Shabakada “Goal” ayaa shaacisay in kooxda Liverpool ay si xoogan u qorsheeneyso inay la soo saxiixato xiddiga…
Read More » -
Ameerika
Lionel Messi oo si qiiro leh u hadlay kaddib kulankii ugu horeeyay uu ciyaaray xulka Argentina tan iyo geeridii Diego Maradona
(Argentina ) 04 Juun 2021. Kabtanka xulka qaranka Argentina ee Lionel Messi ayaa si qiiro leh kaga hadlay halyeeyga Diego…
Read More » -
Spain
Muxuu Luis Enrique ka yiri De Gea kaddib niyadjabkii Villarreal & kahor bilaabashada koobka EURO 2020?
(Spain) 04 Juun 2021.Tababaraha xulka Spain ee Luis Enrique ayaa muujiyay kalsoonida uu ku qabo goolhaayaha kooxda Manchester United ee…
Read More » -
England
Xiddig muhiim ka ah Manchester City oo ku sii jeeda horyaalka La Liga ee dalka Spain
(Manchester) 04 Juun 2021. Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya gudaha dalka Spain mid ka mid ah xiddigaha ugu muhiimsan…
Read More » -
England
Muxuu Gary Lineker ka yiri dhaawaca soo gaaray daafaca kooxda Liverpool ee Trent Alexander-Arnold?
(England) 04 Juun 2021. Gary Lineker oo ah halyeey xulka qaranka England ayaa ka hadlay dhaawaca daran ee soo gaaray…
Read More »