Day: June 3, 2021
-
Horyaallada
RASMI: Laporta oo xaqiijiyay in Koeman uu sii joogi doono Barcelona xilli ciyaareedka soo socda
(Barcelona) 03 Juun 2021. Barcelona ayaa ku dhawaaqday in tababaraha reer Holland ee Ronald Koeman uu la sii joogi doono Barca…
Read More » -
England
RASMI: Xiddig muhiim ka ah kooxda Liverpool oo seegi doona dhacdada EURO 2020
(England) 03 Juun 2021. Xiriirka Kubadda Cagta Ingiriiska ayaa ku dhawaaqay in laacibka kooxda Liverpool ee Trent Alexander-Arnold uu seegayo tartanka…
Read More » -
Afrika
Kooxda Midnimo oo galabta guul ka gaartay naadiga Gaadiidka kulan qeyb ka ah horyaalka Somali Premier League
(Muqdisho) 03 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Midnimo ayaa saddexda dhibcood ka heshay naadiga Gaadiidka kulan qeyb ka ah horyaalka…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Lucas Vazquez oo heshiiska u cusbooneysiiyey Kooxdiisa Real Madrid… (Imise sano ayuu ku kordhiyey qandaraaskiisa?)
(Madrid) 03 Juun 2021. Lucas Vazquez ayaa heshiiska u kordhiyey kooxdiisa Real Madrid, waxaana uu la sii joogi doonaa kooxda…
Read More » -
Horyaallada
DEG DEG: Kooxda Inter Milan oo magacaabatay Macallinkeeda cusub
(Milan) 03 Juun 2021. Simone Inzaghi ayaa noqday macallinka cusub ee kooxda kubadda cagta Inter Milan ee dalka Talyaaniga. Tababaraha…
Read More » -
England
Taageere kooxda Man City ah oo ganaax adag garka loo geliyey kaddib markii uu fal cunsuriyad ah kula kacay xiddigo ka tirsan Manchester United
(Manchester) 03 Juun 2021. Taageere ka tirsan Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa ganaax adag garka loo geliyey kaddib markii…
Read More » -
England
Manchester United oo markaan ahmiyadda siinaysa daafac tartan geliya Aaron Wan-Bissaka… (Waa kee kan ay la soo wareegayaan?)
(Manchester) 03 Juun 2021. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la ogaaday inay markaan ahmiyadda siinaysa…
Read More » -
Wararka
Kulammada uu xulka qaranka Belgium ka maqnaan doono Kevin De Bruyne ee tartanka Euro 2020 oo la sii ogaaday
(Brussels) 03 Juun 2021. Kevin De Bruyne ayaa qarka u saaran inuu seegi kulanka furitaanka koobka qarammada Yurub 2020 ee…
Read More » -
England
Sidee ayay dib u soo laabashada Real Madrid ee Tababare Carlo Ancelotti u saameynaysaa heshiiska CR7 uu ku aadi lahaa Man United?
(Madrid) 03 Juun 2021. Kaddib markii uu dib ugu soo laabtay Tababare Carlo Ancelotti kooxda Real Madrid waxaa la is-weydiinayaa…
Read More » -
England
Manchester United oo doonaysa inay la wareegto Pau Torres, balse tartan kala kulmeysa Koox ka dhisan Talyaaniga
(Manchester) 03 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa wajahaysa tartan ku aaddan saxiixa Pau Torres oo ay doonayaan…
Read More »