RASMI: Safka xulka qaranka England u ciyaari doono tartanka Euro 2020 & lambarrada ay xiran doonaan… (Grealish No. 7, Sterling No. 10, Alexandre-Arnold No. …)

(England) 02 Juun 2021. Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa shalay si rasmi ah ugu dhawaaqay safka xiddigaha xulkiisa kaga qayb galaya tartanka qarammada qaaradda Yurub ee Euro 2020, iyadoo xiddigo heer sare ah laga soo tagay.
Macallin Southgate ayaa safkiisa kusoo daray difaaca Liverpool ee Trent Alexandre-Arnold kaasoo shaki badan laga qabay inuu ciyaari doono tartanka qarammada qaaradda Yurub.
Haddaba waa kan safka oo dhammeystiran iyo lambarrada ay xiran doonaan:
1) Jordan Pickford
2) Kyle Walker
3) Luke Shaw
4) Declan Rice
5) John Stones
6) Harry Maguire
7) Jack Grealish
8) Jordan Henderson
9) Harry Kane
10) Raheem Sterling
11) Marcus Rashford
12) Kieran Trippier
13) Dean Henderson
14) Kalvin Phillips
15) Tyrone Mings
16) Conor Coady
17) Jadon Sancho
18) Dominic Calvert-Lewin
19) Mason Mount
20) Phil Foden
21) Ben Chilwell
22) Trent Alexander-Arnold
23) Sam Johnstone
24) Reece James
25) Bukayo Saka
26) Jude Bellingham