Day: June 2, 2021
-
Horyaallada
Ronald de Boer oo ka hadlay mustaqbalka Lionel Messi iyo Ronald Koeman ee kooxda Bacelona
(Barcelona) 02 Juun 2021. Halyeeyga kooxda Barcelona ee Ronald de Boer ayaa saadaaliyay mustaqbalka kabtanka Blaugrana ee Lionel Messi, kaasoo…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Real Madrid oo saxaafada u soo bandhigtay maclinkeeda cusub ee Carlo Ancelotti
(Madrid) 02 Juun 2021. Real Madrid ayaa ku soo bandhigtay tababaraheeda cusub ee Carlo Ancelotti shir jaraa’id oo rasmi ah fiidnimadan…
Read More » -
England
Gary Lineker ayaa saadaaliyay mustaqbalka weeraryahanka kooxda Tottenham Hotspur ee Harry Kane
(London) 02 Juun 2021. Halyeeyga kooxda Tottenham Hotspur ee Gary Lineker ayaa filaya in Harry Kane uu u dhaqaaqi doono…
Read More » -
Afrika
Mogadishu City Club oo saddexda dhibcood ka heshay kooxda Jeenyo kulan qeyb ka ah horyaalka Somali Premier League
(Muqdisho) 02 Juun 2021. Mogadishu City Club ayaa saddexda dhibcood ka heshay kooxda Jeenyo kulan qeyb ka ah horyaalka Somali Premier…
Read More » -
England
RASMI: Liiska kama dambeysta ah ee xulka qaranka Talyaaniga oo lagu dhawaaqay… (Giacomo Raspadori oo ku jira)
(Rome) 02 Juun 2021. Waxaa la shaaciyey liiska kama dambeysta ah ee xulka qaranka Talyaaniga, waxaana 26-ka xiddig ee xulka…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Kooxda Barcelona oo dhammaystirtay saxiixa Emerson, kaasoo noqonaya saxiixeedii saddexaad saddex maalmood gudahood
(Barcelona) 02 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa dhammaystirtay saxiixa daafaca garabka midig ee Emerson, kaasoo ay kala soo…
Read More » -
England
Xiriirka FA oo ganaaxay kooxaha Chelsea iyo Leicester City… (Maxay ku muteysteen? Maxaana lagu ciqaabay?)
(England) 02 Juun 2021. Xiriirka kubadda cagta dalka England ee Football Associaton (FA) ayaa ganaax dul dhigay kooxaha Chelsea iyo Leicester…
Read More » -
Italy
Goormee ayaa Champions League laga ganaaxi doonaa Barcelona, Juventus iyo Real Madrid?
(Yurub) 02 Juun 2021. Kooxaha Barcelona, Juventus iyo Real Madrid ayaa lagu soo warramayaa inay ganaax kala kulmi doonaan xiriirka kubadda…
Read More » -
Italy
Miralem Pjanic oo taleefanka kula hadlay macallinkiisii hore ee Massimiliano Allegri… (Miyuu doonayaa ku laabashada Juventus?)
(Barcelona) 02 Juun 2021. Laacibka khadka dhexe kaga ciyaara naadiga Barcelona ayaa shaki badan la gelinayaa mustaqbalkiisa, waxaana haatan soo if…
Read More » -
England
Halkee lagu ciyaari doonaa tartanka qarammada qaaradda Yurub ee EURO 2020?
(Yurub) 02 Juun 2021. Tartanka qaramadda qaaradda Yurub ee Euro 2020 ayaa xagaagan la daah rogi doonaa kaddib hal sano oo…
Read More »