Kooxaha Horseed iyo Heegan oo dhibcaha ku heshiiyay kulan qeyb ka ahaa horyaalka Somali Premier League… + SAWIRRO

(Muqdisho) 01 Juun 2021. Kooxaha Horseed iyo Heegan ayaa dhibcaha ku heshiiyay kulan qeyb ka ahaa horyaalka Somali Premier League, kaasoo galabta ka qabsoomay garoonka Stadium Mugadishu.

Qeybta hore ee ciyaarta ayeey labada kooxood Horseed iyo Heegan kula kala nasteen bar-bardhac 0-0 ah.

Qeybta labaad ee dheesha marka dib leysugu soo laabtay labada dhinac ayaa waxay soo bandhigeen qaab ciyaareed aad u wanaagsan, iyagoo sameeyay fursado badan ee goolal loo filan karay.

Daqiiqadii 53-aad Kooxda Horseed ayaa hoggaanka u qabatay ciyaarta waxaana 1-0 ka dhigay xiddigooda Nuur Messi.

Laakiin 90+3 daqiiqo marka ay ciyaarta mareysay kooxda Heegan ayaa dhalisay goolka bar-bardhaca kaddib markii uu 1-1 ka dhigay laacibka lagu magacaabo Suleyman.

Ugu dambeyntii ciyaarta ayaa ku dhammaatay bar-bardhac 1-1 ah ay ku kala baxeen labada kooxood Horseed iyo Heegan, xilli ciyaartan ay qeyb ka aheyd kulammada horyaalka Somali Premier League.

SAWIRRO:

No description available.

No description available.

No description available.

No description available.

No description available.

No description available.

No description available.

No description available.

No description available.

No description available.

No description available.

No description available.

No description available.

No description available.

No description available.

No description available.

No description available.

No description available.

No description available.

No description available.

No description available.

No description available.

No description available.

No description available.

No description available.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close