Day: May 30, 2021
-
Champ' League
Shaxdii ugu fiicneyd Champions League xilli ciyaareedkii la soo gaba-gabeeyay oo la shaaciyey…. (Yaa kaga jira Kooxdaada?)
(Porto) 30 Maajo 2021. Website-ka rasmiga ah xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa daabacay shaxdii ugu fiicnayd ee Champions…
Read More » -
Champ' League
Kevin de Bruyne oo ka hadlay dhaawacii ka soo gaaray Final-kii Champions League, Shaaciyeyna inuu jiro jab wejiga ah
(Porto) 30 Maajo 2021. Kevin de Bruyne ayaa baraha bulshada ku shaaciyay inuu jab ka soo gaaray wajiga kaddib markii…
Read More » -
England
Chelsea oo qandaraas cusub ku abaal-marineysa mid ka mid ah xiddigaheeda kaddib markii ay ku guuleysteen Champions League
(Manchester) 30 Maajo 2021. Saxafiga caanka ah shabakada “Sky Sports” ee Fabrizio Romano ayaa shaaca ka qaaday in maamulka kooxda…
Read More » -
Champ' League
Walker oo balan qaad u sameeyay taageerayaasha Man City kaddib markii ay ku guuldarreysteen Champions League
(Manchester) 30 Maajo 2021. Daafaca midig kooxda Manchester City ee Kyle Walker ayaa u balan qaaday taageerayaasha City soo laabasho…
Read More » -
England
Kaddib markii uu xalay ku guuleystay Champions League, Thiago Silva oo Weerar ku qaaday Kooxdiisii hore ee Paris Saint-Germain
(Porto) 30 Maajo 2021. Daafaca Kooxda kubadda cagta Chelsea ee Thiago Silva ayaa kaddib markii uu xalay ku guuleystay Champions…
Read More » -
Champ' League
Michael Ballack – Yaa u baahan gabdho marka aad daawanayso Final-ka Champions League, xiddigii hore ee Chelsea oo xalay hadal hayn badan abuuray
(Ibiza) 30 Maajo 2021. Laacibkii hore ee kooxda kubadda cagta Chelsea ee Michael Ballack ayaa hadal hayn badan abuuray kaddib…
Read More » -
England
Macallin Mauricio Pochettino oo kooxda PSG ku wargeliyey rabitaankiisa ah inuu tago & Magacyada labada Kooxood ee midkood uu laylin doono
(Paris) 30 Maajo 2021. Sida wararku ay sheegayaan Macallin Mauricio Pochettino ayaa ku wargeliyey kooxda Paris Saint-Germain rabitaankiisa ah inuu…
Read More » -
England
Fabrizio Romano oo baahiyay xilliga uu Sergio Aguero u duuli doono Barcelona si uu tijaabada caafimaadka ugu maro kooxda Blaugrana… (+ Warkii ugu dambeeyay ee Garica & Wijnaldum)
(Manchester) 30 Maajo 2021. Wariyaha lagu kalsoon yahay ee Fabrizio Romano kaasoo ka faallooda arrimaha suuqa kala iibsiga ayaa daaha ka rogay…
Read More » -
Aasiya
Madaxweynaha UEFA oo kasoo horjeestay fikirka FIFA ee wax ka baddelidda jadwalka Koobka Adduunka
(Yurub) 30 Maajo 2021. Iyadoo xiriirka UEFA muddooyinkii dambe uu la tacaalayay soo if-baxa tartanka European Super League, ayaa misena waxa…
Read More » -
France
“Waxaan jeclaan lahaa inuu Koeman sii joogo Barcelona” – Memphis Depay
(Barcelona) 30 Maajo 2021. Wararka la xiriira doonista kooxda Barcelona ee xiddiga Memphis Depay ayaa sheegaya inay labada dhinac heshiis horudhac ah…
Read More »