Day: May 29, 2021
-
Champ' League
Chelsea oo markeedii labaad ku guuleystay koobka Champions League kaddib markii ay si dirqi ah kaga adkaatay Manchester City… +SAWIRRO
(Porto) 29 Maajo 2021. Chelsea ayaa markeedii labaad ku guuleystay koobka Champions League kaddib markii ay si dirqi ah kaga adkaatay…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Man City iyo Chelsea ee Final-ka UEFA Champions League oo la shaaciyey
(Porto) 29 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Manchester City iyo Chelsea ee Final-ka UEFA Champions League ayaa la…
Read More » -
Horyaallada
Muxuu ka yiri David Alaba kaddib markii uu ku biiray kooxda Real Madrid?
(Madrid) 28 Maajo 2021. Ciyaaryahanka heerka caalami dalka Austria ee David Alaba ayaa wareysi gaar ah siiyay wargeyska “Bild” ee…
Read More » -
England
RASMI: Jürgen Klopp oo ku guuleystay abaal-marinta macallinka bisha May ee horyaalka Premier League…. (Yuu ku garaacay abaal-marintan?)
(Liverpool) 29 Maajo 2021. Macallin Jürgen Klopp ayaa ku guuleystay abaal-marinta Macallinka bisha May ugu fiicnaa horyaalka Ingiriiska ee Premier…
Read More » -
Champ' League
SHAX isku dhaf ah oo laga sameeyay Kooxaha Manchester City iyo Chelsea ka hor kulankooda caawa ee Final-ka Champions League… (Yaa xiddigaha ugu badan ku leh?)
(Porto) 29 Maajo 2020. Kooxaha Manchester City iyo Chelsea ayaa caawa garoonkooda Estadio do Dragao ku wada ciyaari doono Final-ka…
Read More » -
England
RASMI: Laacibka bisha ee Premier League oo lagu dhawaaqay… (+ xiddigaha lagu garaacay)
(England) 29 Maajo 2021. Xiriirka kubdda cagta Ingiriiska ayaa soo magacaabay xiddigii ugu wanaagsan horyaalka Premier League bishan dhammaadka ah ee…
Read More » -
Germany
Kaddib saxiixa David Alaba, ka boggo todobada ciyaaryahan ee u soo wada ciyaaray Kooxaha Real Madrid iyo Bayern Munich
(Madrid) 29 Maajo 2021. Real Madrid ayaa ku dhawaaqday goor sii horreysay inay dhammeystirtay saxiixa daafaca reer Austria ee David…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Joan Laporta oo sheegay inaysan raalli gelin doonin UEFA iyo qaabka ay uga hortagi doonaan in laga ganaaxo Champions League
(Barcelona) 29 Maajo 2021. Waxaa sii kordhay hanjabaadaha UEFA ay u gudbineyso kooxaha Real Madrid, Juventus iyo Barcelona kuwaasoo aanan wali…
Read More » -
Champ' League
Maxay labada macallin iyo ciyaartoyda labada naadi ka yiraahdeen kulanka caawa ee Man City vs Chelsea?
(Porto) 29 Maajo 2021. Macallimiinta labada koox iyo qaar ka mid ah xiddigaha labada naadi ayaa siyaabo kala duwan kaga hadlay…
Read More » -
Champ' League
Waxa ay heli doonto kooxda guuleysata, xeerka dhanka garsoorka ee ciyaarta, kooxda doorka martida qaadan doonta, xafladda furitaanka iyo jawaabaha su’aalaha laga yaabo inaad iska weydiineyso Fiinaalka UCL ee caawa
(Porto) 29 Maajo 2021. Warbixinnada la xiriira Fiinaalka tartanka Champions League ee ay isku arkayaan kooxaha Manchester City iyo Chelsea ayaa…
Read More »