Day: May 28, 2021
-
Champ' League
“Finalka Champions League waa kulanka ugu adag uguna muhiimsan ee ciyaartooyda Chelsea” – Azpilicueta
(London) 28 Maajo 2021. Kabtanka Chelsea ee César Azpilicueta ayaa sheegay inuu doonayo in kooxdiisa ay dareento sharaf kaddib kulanka…
Read More » -
Germany
RASMI: Kooxda Real Madrid oo ku dhawaaqday saxiixa David Alaba
(Madrid) 28 Maajo 2021. Real Madrid ayaa ku dhawaaqday inay dhameystirtay saxiixa daafaca reer Austria ee David Alaba oo ka yimid…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Massimiliano Allegri oo dib ugu soo laabtay Juventus si uu u buuxiyo booskii Tababarennimo ee uu banneeyey Pirlo
(Turin) 28 Maajo 2021. Massimiliano Allegri ayaa la soo warinayaa inuu dib ugu soo laabtay Kooxda kubadda cagta Juventus, isagoo…
Read More » -
Horyaallada
Joan Laporta oo ka hadlay mustaqbalka Lionel Messi iyo Ronald Koeman ee kooxda Barcelona
(Barcelona) 28 Maajo 2021. Madaxweynaha kooxda Barcelona ee Joan Laporta ayaa maanta la kulmay saxaafada si ay u qiimeeyaan xilli ciyaareedka…
Read More » -
Italy
RASMI: Juventus oo ku dhawaaqday inay shaqada ka ceyrisay tababaraheeda Andrea Pirlo
(Turin) 28 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa ku dhawaaqday inay shaqada ka ceyrisay tababaraheeda Andrea Pirlo. Naadiga reer…
Read More » -
Champ' League
“Waxaan halkaan u imid inaan ku guuleysto koobab” – Ben Chilwell
(London) 28 Maajo 2021. Ciyaartoyda kooxda Chelsea ayaa isku diyaarinaya kulan muhiim ah oo taariikhi ah bari oo sabti ah, kaasoo…
Read More » -
England
Chelsea oo isku diyaarineysa inay lasoo saxiixato xiddig muhiim ka ah kooxda Inter Milan
(London) 28 Maajo 2021. Antonio Conte ayaa ka tagay kooxda Inter Milan bilowgii toddobaadkan, waxana jira warar badan oo ku saabsan…
Read More » -
Champ' League
“Ku guuleysiga Champions League waa riyo … Waana sababta aan u dooneyno inaan ka guuleysano Manchester City” – Antonio Rüdiger
(London) 28 Maajo 2021. Daafaca kooxda Chelsea ee Antonio Rüdiger ayaa muujiyay rajadiisa ku aadan ku guuleysiga Champions League, kulanka finalka…
Read More » -
Horyaallada
Fabio Capello oo ammaanay shaqsiyadda Massimiliano Allegri… (Muxuuse ka yiri Ronaldo?)
(Yurub) 28 Maajo 2021. Tababaraha ruug cadaaga ah ee reer Talyaani Fabio Capello, ayaa amaanay shaqsiyadda iyo waxqabadka macalinka ay isku…
Read More » -
England
Maxaa ka soo kordhay wararka Guardiola la xiriirinaya inuu ku laabanayo tababarka kooxda Barcelona?
(Barcelona) 28 Maajo 2021. Maalmihii la soo dhaafay waxaa jiray warar sheegaya in Joan Laporta uu isku dayayo inuu ka dhaadhiciyo…
Read More »