Day: May 26, 2021
-
England
Villarreal oo ku guuleysatay koobka Europa League kaddib markii ay rigoorayaal kaga adkaatay kooxda Man United … + SAWIRRO
(Gdansk) 27 Maajo 2021. Villarreal ayaa ku guuleysatay koobka Europa League kaddib markii ay rigoorayaal 11 iyo 10 leysla gaaray ay…
Read More » -
Wararka
RASMI: Liiska xiddigaha xulka qaranka Holland ee EURO2020 oo la shaaciyey… (Yaa ka maqan yaase ku soo baxay?)
(Holland) 26 Maajo 2021. Macallinka Holland ee Frank de Boer ayaa magacaabay liiska xiddigaha xulkiisa uga qeyb-galaya xagaagan tartanka qarammada…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Villarreal iyo Man United ee Final-ka Europa League oo la shaaciyey
(Gdansk) 26 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Villarreal iyo Man United ee Final-ka Europa League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
England
Safafka horudhaca ah iyo kuwa rasmiga ah ee dhammaan 24-ka waddan ee ka qayb galaya tartanka Euro 2020
(Yurub) 26 Maajo 2021. Dhammaan 24-ka waddan ee ka qayb galaya tartanka qarammada qaaradda Yurub ee Euro 2020 ayaa soo saaray…
Read More » -
England
Tababare Antonio Conte oo 48 saacadood gudahood isaga casilaya Kooxda Inter Milan… (Miyuu ku sii jeedaa Premier League?)
(Milano) 26 Maajo 2021. Sida ay tilmaamayaan wararka laga helayo gudaha Talyaaniga, Tababare Antonio Conte ayaa 48 saacadood gudahood isku-casilaya,…
Read More » -
Suuqa
Willian oo doonaya inuu ka tago Arsenal & Kooxda uu ku sii jeedo oo durba la ogaaday
(London) 26 Maajo 2021. Willian ayaa la soo warinayaa inuu isaga tagi doono Arsenal, isla markaana uu dib ugu laaban…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo diyaar u ah inay iska iibiso daafaceeda Alex Telles haddii…
(Manchester) 26 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay diyaar u tahay inay iska iibiso…
Read More » -
England
Ibrahima Konate oo ka gudbay tijaabada caafimaad ee uu u maray Kooxda Liverpool
(Liverpool) 26 Maajo 2021. Ibrahima Konate ayaa la soo warinayaa inuu ka gudbay tijaabada caafimaadka oo uu u maray Kooxda…
Read More » -
England
RASMI: Liiska xiddigaha xulka qaranka Denmark ee EURO2020 oo la shaaciyey… (Eriksen, Schmeichel & Braithwaite oo hoggaaminaya)
(Denmark) 26 Maajo 2021. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha xulka qaranka Denmark uga qeyb galaya ciyaaraha koobka qarammada Yurub ee…
Read More » -
England
Horudhac: Villarreal vs Man United, Unai vs Ole & Wax waliba oo aad uga baahan tahay kulanka caawa ee Final-ka Europa League
(Gdansk) 26 Maajo 2021. Kooxaha Villarreal iyo Manchester United ayaa cawa isku qaban doona Magaalada Gdansk ee dalka Poland, waxaana…
Read More »