Day: May 25, 2021
-
England
Tababare Solskjær oo sharaxaad ka bixiyay sida ay Man United muhiim ugu tahay ku guuleysiga tartanka UEFA Europa League
(Manchester) 25 Maajo 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa ka hadlay kulanka finalka tartanka UEFA…
Read More » -
England
Maxaa ka soo kordhay wararka Wijnaldum la xiriirinaya inuu ku biirayo kooxda Barcelona?
(Liverpool) 25 Maajo 2021. Fabrizio Romano oo ah khabiir ku takhasusay suuqa kala iibsiga Yurub, ayaa xaqiijiyay in Humphry Nijman oo…
Read More » -
England
RASMI: Mohamed Salah oo ku guuleystay abaal-marinta xiddiga sanadka ee kooxda Liverpool
(Liverpool) 25 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa si rasmi ah u shaacisay laacibka ku guuleystay abaal-marinta xiddiga sanadka ee…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Gennaro Gattuso oo noqday macallinka cusub ee Koox ka dheesha horyaalka Talyaaniga
(Naples) 25 Maajo 2021. Gennaro Gattuso ayaa noqday Macallinka cusub ee kooxda kubadda cagta Fiorentina. Naadiga Fiorentina ayaa goordhow xaqiijisay…
Read More » -
England
RASMI: Liiska xiddigaha xulka qaranka England ee EURO2020 oo la shaaciyey… (Arnold iyo Ben White oo ku jira & Dier oo maqan)
(London) 25 Maajo 2021. Tababare Gareth Southgate ayaa ku dhawaaqday liiska 33-ka ciyaaryahan ee xulka qaranka England xagaagan kaga qeyb-galaya…
Read More » -
Spain
RASMI: Luka Modrić oo qandaraaska u kordhiyey Kooxdiisa Real Madrid… (Imise sano ayuu saxiixay?)
(Madrid) 25 Maajo 2021. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Luka Modrić ayaa heshiis cusub qalinka ugu duugay kooxdiisa Real Madrid, waxaana…
Read More » -
Germany
RASMI: Hansi Flick oo saxiixay heshiis cusub oo uu ku noqonayo Macallinka xulka qaranka Jarmalka… (Imise sano ayuu qalinka ku duugay?)
(Munich) 25 Maajo 2021. Tababare Hansi Flick ayaa saxiixay heshiis cusub oo uu ku noqonayo Macallinka xulka qaranka Jarmalka kaddib…
Read More » -
England
Waa maxay UEFA Europa Conference League?…(Yaa ka qayb galaya? Sideena loo ciyaari doonaa?)
(Yurub) 25 Maajo 2021. Xilli ciyaareedka soo socda ee 2020-21, waxaa bilaaban doona tartan cusub oo hoos taga xiriirka kubadda cagta…
Read More » -
Germany
Wargeyska The Bild oo sheegay in Hansi Flick uu heshiis u saxiixay…(Goormee si rasmi ah loo shaacin doonaa?)
(Germany) 25 Maajo 2021. Tababaraha isaga tagay shaqada kooxda Bayern Munich ee Hansi Flick ayaa lagu soo warramayaa inuu qalinka ku…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Barcelona iyo Neymar oo bilaabay wada xaajood rasmi ah
(Barcelona) 25 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta ee Paris Saint-Germain ayaa dhowaan heshiis cusub ka saxiixatay weeraryahankeeda Neymar Jr kaasoo si…
Read More »